{"id":150321,"date":"2020-09-12T22:05:29","date_gmt":"2020-09-12T19:05:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150321"},"modified":"2020-09-12T23:02:16","modified_gmt":"2020-09-12T20:02:16","slug":"c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, &#038; Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150325\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg 404w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1-300x300.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/>Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur ayaa ka digay qorshe halis ah oo ay wadaan masuuliyiinta sare ee dowlada kaasoo uu sheegay in shaqooyinka looga ceyrinayo qaar ka mid ah dadka ku abtirsada beelaha Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cDhallinyaro isugu jira saraakiil ciidan, shaqaale rayid ah iyo hay\u2019adaha garsoorka ayaa cabashadooda si is daba joog ah ii soo gaaraysay. Dhalinyaradan oo rag iyo dumarba leh ayaa u badan kuwo ka soo jeeda beelaha deegaanka Muqdisho, iyadoo xil ka qaadis iyo shaqo joojin lagu sameeyey faquuq hayb qabiil ah. Waxaa dhinaca kale si xawli ah u socda magacaabis xilal qaraabo kiil ah, taasoo ay wadaan Madaxweynaha, guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka, Raysalwasaare ku xigeenka iyo taliyaha Nabadsugidda (TN)\u201d ayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150332\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-19.png\" alt=\"\" width=\"501\" height=\"478\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-19.png 501w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-19-300x286.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-19-440x420.png 440w\" sizes=\"(max-width: 501px) 100vw, 501px\" \/><\/p>\n<p>Arrimahan ayuu sheegay iney ceeb ku tahay masuuliyiinta sare ee dowlada, wuxuuna wax laga xumaado ku tilmaamay iney dib u soo nooleeyaan eexda iyo qabyaaladii dumisay nidaamkii dowladeed ee horey uga jiray dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan canbaaraynaynaa eexda qabiil, ku takri falka awoodda Dowladda iyo kala xigsiga muwaadiniinta. Waxaan madaxweynaha iyo masuuliyiinta kalaba ceeb ku ah in ay kala xigsadaan muwaadiniinta Soomaaliyeed, kuna kacaan eexdii iyo cadaalad daradii dawladii<br \/>\ndumisay\u201d ayuu yiri sidoo kale hogaamiyaha Xisbiga Wadajir.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa intaas ku daray in arrimahan ay qeyb ka yihiin calaamadaha lagu garto wax uu ugu yeeray rajiim gabalkiisu sii dhacayo \u201cWaxaa muuqata dabeecadihii lagu yaqiinay rajiim gabalkiisu dhacayo ee ahayd ha aaminin cid aan wiilkaada iyo walaalkaa ahayn\u201d ayuu siyaasigan hadalkiisa ku soo gebagebeeyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur ayaa ka digay qorshe halis ah oo ay wadaan masuuliyiinta sare ee dowlada kaasoo uu sheegay in shaqooyinka looga ceyrinayo qaar ka mid ah dadka ku abtirsada beelaha Muqdisho. \u201cDhallinyaro isugu jira saraakiil ciidan, shaqaale rayid ah iyo hay\u2019adaha garsoorka ayaa cabashadooda si is daba joog ah ii soo gaaraysay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150325,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, &amp; Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, &amp; Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur ayaa ka digay qorshe halis ah oo ay wadaan masuuliyiinta sare ee dowlada kaasoo uu sheegay in shaqooyinka looga ceyrinayo qaar ka mid ah dadka ku abtirsada beelaha Muqdisho. \u201cDhallinyaro isugu jira saraakiil ciidan, shaqaale rayid ah iyo hay\u2019adaha garsoorka ayaa cabashadooda si is daba joog ah ii soo gaaraysay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-12T19:05:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-12T20:02:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, & Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-12T19:05:29+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-12T20:02:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, &#038; Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, & Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, & Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur ayaa ka digay qorshe halis ah oo ay wadaan masuuliyiinta sare ee dowlada kaasoo uu sheegay in shaqooyinka looga ceyrinayo qaar ka mid ah dadka ku abtirsada beelaha Muqdisho. \u201cDhallinyaro isugu jira saraakiil ciidan, shaqaale rayid ah iyo hay\u2019adaha garsoorka ayaa cabashadooda si is daba joog ah ii soo gaaraysay. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-12T19:05:29+00:00","article_modified_time":"2020-09-12T20:02:16+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/","name":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, & Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg","datePublished":"2020-09-12T19:05:29+00:00","dateModified":"2020-09-12T20:02:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-oo-kadigay-qorshe-halis-ah-oo-ay-wadaan-farmaajo-guuleed-muudey-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/raxmaan C\/shakuur oo kadigay qorshe halis ah oo ay wadaan Farmaajo, Guuleed, Muudey, &#038; Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150321"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150321"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150333,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150321\/revisions\/150333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150325"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}