{"id":150415,"date":"2020-09-14T12:54:14","date_gmt":"2020-09-14T09:54:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150415"},"modified":"2020-09-14T12:54:14","modified_gmt":"2020-09-14T09:54:14","slug":"wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/","title":{"rendered":"Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150417\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Sii Hayaha Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa is bedel ku sameeyay Maamulka Wasaaradda Qorsheynta.<\/p>\n<p>Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Qorsheynta oo ku taariikheysneyd 10-ka bisha September 2020 ayaa lagu baabi\u2019iyay Xoghayaha Joogtada ay laheyd Wasaaradda Qorsheynta<\/p>\n<p>Xoghayihii Joogtada Wasaaradda C\/qaadir Maxamed aadan ayaa laga dhigay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta.<\/p>\n<p>Sidoo kale waaxyaha kala duwna ee Wasaaradda oo markii hore lahaa Agaasimayaal Guud ayaa wixii hada ka dambeeya ay yeelanayaan Agaasime Waaxeedyo.<\/p>\n<p>Sii hayaha xilka Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan ayaa in muddo ah Wasaaradda ka waday ku tagri fal awoodeed, iyadoo is bedelada ugu badan ee uu Wasaaradda ka sameynayay u badnaayeen kuwo eex ku dhisan.<\/p>\n<p>Tan iyo markii ay dhacday Xukuumaddii uu hoggaaminayay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa isa soo taraya is bedelo is daba joog ah oo ka socday Wasaaradaha, kaasoo ay sameynayeen Wasiirada xilka sii haya, waxaana tallaabooyinkan ay sameynayeen Wasiirada ahaa kuwo ka muuqatay dano siyaasadeed loo fuliyay, iyadoo laga faa\u2019ideysanayay marxalada kala guurka ee uu dalku galay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150416\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/is-bedl.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/is-bedl.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/is-bedl-212x300.jpg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/is-bedl-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sii Hayaha Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa is bedel ku sameeyay Maamulka Wasaaradda Qorsheynta. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Qorsheynta oo ku taariikheysneyd 10-ka bisha September 2020 ayaa lagu baabi\u2019iyay Xoghayaha Joogtada ay laheyd Wasaaradda Qorsheynta Xoghayihii Joogtada Wasaaradda C\/qaadir Maxamed aadan ayaa laga dhigay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta. Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150417,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150415","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sii Hayaha Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa is bedel ku sameeyay Maamulka Wasaaradda Qorsheynta. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Qorsheynta oo ku taariikheysneyd 10-ka bisha September 2020 ayaa lagu baabi\u2019iyay Xoghayaha Joogtada ay laheyd Wasaaradda Qorsheynta Xoghayihii Joogtada Wasaaradda C\/qaadir Maxamed aadan ayaa laga dhigay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta. Sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-14T09:54:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/\",\"name\":\"Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-14T09:54:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda - Wardoon","og_description":"Sii Hayaha Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa is bedel ku sameeyay Maamulka Wasaaradda Qorsheynta. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Qorsheynta oo ku taariikheysneyd 10-ka bisha September 2020 ayaa lagu baabi\u2019iyay Xoghayaha Joogtada ay laheyd Wasaaradda Qorsheynta Xoghayihii Joogtada Wasaaradda C\/qaadir Maxamed aadan ayaa laga dhigay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta. Sidoo kale [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-14T09:54:14+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/","name":"Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg","datePublished":"2020-09-14T09:54:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Jamal1.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-qorsheynta-oo-baabiiyay-xilka-xoghayihii-joogtada-ee-wasaaradda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Qorsheynta oo baabi\u2019iyay xilka Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150415"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150415"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150415\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150418,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150415\/revisions\/150418"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150417"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150415"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150415"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150415"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}