{"id":150494,"date":"2020-09-15T21:08:03","date_gmt":"2020-09-15T18:08:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150494"},"modified":"2020-09-15T21:08:03","modified_gmt":"2020-09-15T18:08:03","slug":"daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/","title":{"rendered":"Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda"},"content":{"rendered":"<p>Booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay qabteen 11 qof oo lagu tuhmayo kufsigii iyo dilkii magaalada Muqdisho loogu gaystay Xamdi Maxamed Faarax.<\/p>\n<p>Qoraal ay soo saareen booliska ayey ku yiraahdeen \u201c11-Sep-2020, abaare 01:30pm ayaa warbixin la soo gaarsiiyay Saldhiga Boliiska Degmada Waaberi, kaas oo ah in la helay meydka marxuumad taala dhanka hoose ee hotel lagu magacaabo Marwo ee ku yaala Waaxda Maajo ee Dagmada Waabari.\u201d<\/p>\n<p>\u201cMeydka marxuumada ayaa la geeyay Isbitaal Daarul-shifa kadibna waxaa loo wareejiyay Xarunta C.I.D halkaas oo looga sii wareejiyay Isbitaalka Madiina si loo mariyo nidaamka baarista falka.\u201d<\/p>\n<p>Booliska ayaa sidoo kale sheegay in Taariikh 12ka September 2020 labo la tuhunsaneyaal ay maxakamad awood u leh ka sii deysay xabsiga Xarunta C.I.D. kadib markii maxkamada ku sifeeyeen in ay san wax xiriir ah kiiska la laheyn balse waqti kastoo loo baando la hell karo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ummadda soomaaliyeed gaar ahaan eheladda marxuumad Xamdi Maxamed Faarax u cadeyneynaa in baarista kiiskaa uu marayo heer wanaagsan. Sidaasi si lamida ah, waxaan ummadda soomaaliyeed ka codsaneynaa in ay gacansiiyaan baarista kiisakan,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka booliska.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8NywdCO02jk\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150495\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m-.jpeg\" alt=\"\" width=\"1242\" height=\"1730\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m-.jpeg 1242w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m--215x300.jpeg 215w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m--735x1024.jpeg 735w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m--768x1070.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m--1103x1536.jpeg 1103w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m--696x969.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m--1068x1488.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Eh9b_PaXcAEH5m--302x420.jpeg 302w\" sizes=\"(max-width: 1242px) 100vw, 1242px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay qabteen 11 qof oo lagu tuhmayo kufsigii iyo dilkii magaalada Muqdisho loogu gaystay Xamdi Maxamed Faarax. Qoraal ay soo saareen booliska ayey ku yiraahdeen \u201c11-Sep-2020, abaare 01:30pm ayaa warbixin la soo gaarsiiyay Saldhiga Boliiska Degmada Waaberi, kaas oo ah in la helay meydka marxuumad taala dhanka hoose ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150494","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay qabteen 11 qof oo lagu tuhmayo kufsigii iyo dilkii magaalada Muqdisho loogu gaystay Xamdi Maxamed Faarax. Qoraal ay soo saareen booliska ayey ku yiraahdeen \u201c11-Sep-2020, abaare 01:30pm ayaa warbixin la soo gaarsiiyay Saldhiga Boliiska Degmada Waaberi, kaas oo ah in la helay meydka marxuumad taala dhanka hoose ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-15T18:08:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"622\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"433\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/\",\"name\":\"Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-27.png\",\"datePublished\":\"2020-09-15T18:08:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-27.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-27.png\",\"width\":622,\"height\":433},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda - Wardoon","og_description":"Booliska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay qabteen 11 qof oo lagu tuhmayo kufsigii iyo dilkii magaalada Muqdisho loogu gaystay Xamdi Maxamed Faarax. Qoraal ay soo saareen booliska ayey ku yiraahdeen \u201c11-Sep-2020, abaare 01:30pm ayaa warbixin la soo gaarsiiyay Saldhiga Boliiska Degmada Waaberi, kaas oo ah in la helay meydka marxuumad taala dhanka hoose ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-15T18:08:03+00:00","og_image":[{"width":622,"height":433,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/","name":"Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-27.png","datePublished":"2020-09-15T18:08:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-27.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-27.png","width":622,"height":433},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-taliska-ciidanka-booliiska-soomaaliyeed-oo-soo-bandhigey-tirada-loo-soo-qabtey-kiiskii-xamda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo soo bandhigey tirada loo soo qabtey kiiskii Xamda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150494"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150494"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150494\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150497,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150494\/revisions\/150497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150494"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150494"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150494"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}