{"id":150498,"date":"2020-09-15T21:13:13","date_gmt":"2020-09-15T18:13:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150498"},"modified":"2020-09-15T21:13:13","modified_gmt":"2020-09-15T18:13:13","slug":"daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/","title":{"rendered":"Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka"},"content":{"rendered":"<p>Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hogaamiyaan madaxdii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray eedeyn ay ujeediyeen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo maanta ay ku qabteen caasimadda Muqdisho ayay ku eedeyeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo \u201cinuu si joogto ah ugu xadgudbo dastuurka, u abuuro jahawareer siyaasadeed iyo khilaaf dabadheeraaday isla markaaasna uu ragaadiyey howlihii barlamaanka.\u201d<\/p>\n<p>\u201cMadashu waxa ay u aragtaa mas\u2019uuliyad darro iyo kaligii talisnimo in dalku uu xukuumad la\u2019aado muddo 53 cisho ah, dowladnimadiina uu gacanta ku urursaday Madaxweynaha si uu dano shaqsi ugu fushado.\u201dayay Madashu sheegtay.<\/p>\n<p>Indheer-garadka, dhaqanka, culimada, siyaasiyiinta iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ayey ugu baaqeen inay u istaagaan badbaadinta dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/MNDWhYdDnY0\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150499\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020915637357685825123938.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"856\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020915637357685825123938.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020915637357685825123938-231x300.jpg 231w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020915637357685825123938-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hogaamiyaan madaxdii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray eedeyn ay ujeediyeen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shir jaraa\u2019id oo maanta ay ku qabteen caasimadda Muqdisho ayay ku eedeyeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo \u201cinuu si joogto ah ugu xadgudbo dastuurka, u abuuro jahawareer siyaasadeed iyo khilaaf dabadheeraaday isla markaaasna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150500,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hogaamiyaan madaxdii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray eedeyn ay ujeediyeen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shir jaraa\u2019id oo maanta ay ku qabteen caasimadda Muqdisho ayay ku eedeyeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo \u201cinuu si joogto ah ugu xadgudbo dastuurka, u abuuro jahawareer siyaasadeed iyo khilaaf dabadheeraaday isla markaaasna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-15T18:13:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-28.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"693\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/\",\"name\":\"Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-28.png\",\"datePublished\":\"2020-09-15T18:13:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-28.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-28.png\",\"width\":693,\"height\":470},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka - Wardoon","og_description":"Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hogaamiyaan madaxdii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray eedeyn ay ujeediyeen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Shir jaraa\u2019id oo maanta ay ku qabteen caasimadda Muqdisho ayay ku eedeyeen madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo \u201cinuu si joogto ah ugu xadgudbo dastuurka, u abuuro jahawareer siyaasadeed iyo khilaaf dabadheeraaday isla markaaasna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-15T18:13:13+00:00","og_image":[{"width":693,"height":470,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-28.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/","name":"Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-28.png","datePublished":"2020-09-15T18:13:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-28.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-28.png","width":693,"height":470},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajo-wuxuu-si-kalitalisnimo-leh-ugu-tuntay-dastuurka-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Farmaajo wuxuu si kalitalisnimo leh ugu tuntay dastuurka dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150498"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150501,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150498\/revisions\/150501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150500"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}