{"id":150502,"date":"2020-09-15T21:17:09","date_gmt":"2020-09-15T18:17:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150502"},"modified":"2020-09-15T23:17:26","modified_gmt":"2020-09-15T20:17:26","slug":"shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/","title":{"rendered":"Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa galabta hadal ka jeediyay shir jaraa\u2019id oo ay qabteen madaxda Madasha Xisbiyada Qaran, kaas oo ay uga hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyagoo eedeymo badana u jeediyey hoggaanka dowladda federaalka.<\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa sheegay in waligeed aysan dhicin intaan oo kale in dalku uu ra\u2019iisul wasaare la\u2019aan uu ahaado, kaaga darane waxa uu nasiib darro ku tilmaamay in baarlamaanku uu maalin kasta ka doodayo sharciyo ay u soo gudbisay xukuumadii ay rideen.<\/p>\n<p>\u201cArrintaasi waxay muujineysaa inaan loo baahneyn sharciga, hadii madaxweyne Farmaajo uu sharciga ku tumanaayo, runtii taasi mid loo dul-qaadan karo maahan, umadda Soomaaliyeed iyo beesha caalamkuna taas ma qaadan karaan,\u201d ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Xasan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inay sharci darro u arkaan wax kasta oo ka soo gudbay golaha xukuumadda wixii ka dambeeyay 25-kii July, markaas oo baarlamaanka Soomaaliya uu codka kalsoonida kala noqday xukuumadii ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>\u201cDalka in sharci darro lagu hoggaamiyo, weliba ninkii madaxweynaha ahaa ee sharci dhowraha sheeganaayey uu sharci darro sameynayo, waa arrin nasiib darro ah,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inay ku talinayaan in dalka loo soo magacaabo xukuumadda hoggaamisa, xattaa hadii waqtigii doorashada ay maalin kaliya ka dhimantahay aan laga maarmeyn xukuumad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HCJNYWU7bu0\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa galabta hadal ka jeediyay shir jaraa\u2019id oo ay qabteen madaxda Madasha Xisbiyada Qaran, kaas oo ay uga hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyagoo eedeymo badana u jeediyey hoggaanka dowladda federaalka. Shariif Xasan ayaa sheegay in waligeed aysan dhicin intaan oo kale in dalku uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa galabta hadal ka jeediyay shir jaraa\u2019id oo ay qabteen madaxda Madasha Xisbiyada Qaran, kaas oo ay uga hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyagoo eedeymo badana u jeediyey hoggaanka dowladda federaalka. Shariif Xasan ayaa sheegay in waligeed aysan dhicin intaan oo kale in dalku uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-15T18:17:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-15T20:17:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-29.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"502\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/\",\"name\":\"Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-29.png\",\"datePublished\":\"2020-09-15T18:17:09+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-15T20:17:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-29.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-29.png\",\"width\":675,\"height\":502},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa galabta hadal ka jeediyay shir jaraa\u2019id oo ay qabteen madaxda Madasha Xisbiyada Qaran, kaas oo ay uga hadleen xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyagoo eedeymo badana u jeediyey hoggaanka dowladda federaalka. Shariif Xasan ayaa sheegay in waligeed aysan dhicin intaan oo kale in dalku uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-15T18:17:09+00:00","article_modified_time":"2020-09-15T20:17:26+00:00","og_image":[{"width":675,"height":502,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-29.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/","name":"Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-29.png","datePublished":"2020-09-15T18:17:09+00:00","dateModified":"2020-09-15T20:17:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-29.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-29.png","width":675,"height":502},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shariif-xasan-sheekh-aadan-kama-yeeli-doono-farmaajo-in-uu-hal-maalin-ku-darsado-kursiga-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shariif Xasan Sheekh Aadan\u201d Kama Yeeli Doono Farmaajo In Uu Hal Maalin Ku Darsado Kursiga +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150502"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150502"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150517,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150502\/revisions\/150517"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150503"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}