{"id":150505,"date":"2020-09-15T21:20:07","date_gmt":"2020-09-15T18:20:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150505"},"modified":"2020-09-15T23:15:41","modified_gmt":"2020-09-15T20:15:41","slug":"daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed, kaas oo ay uga hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, iyagoo wax laga xumaado oo aan la aqbali karin ku tilmaamay in mudo ku dhaw laba bilood uu dalku ra\u2019iisul wasaare la\u2019aan ahaado.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye si adag uga hadleen kufsi iyo dil dhawaan Muqdisho loogu geystay marxuum Xamdi Maxamed Faarax, tacadiyo kale oo ka dhacay magaaladan iyo ardaydii gobolka Banaadir eek u dhacday imtixaankii dowladda oo ay sheegeen in la siyaasadeeyay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ugu horeyn gaba-gabadii kulankaas ka hadlay ayaa sheegay in doorashada soo wajahan aan la fududeysan karin, ka odayaal ahaana ay ka og\u2019antahay inay door-weyn ku yeeshaan.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo kursigii Hawiye maqanyahay ayaa ga\u2019aano la iska gaarayaa, waxaan ka digeynaa waxyaabaha muranka dhalinaaya, waxaan kaloo la yaabanahay in gobolka Banaadir 7,800 oo arday ay dhacdo, waxaas lama qaadan karo, waxaan qarsan karnana maahan, in waxbarashada la siyaasadeeyo,\u201d ayuu yiri Nabadoon Xaad.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5zPsA-1IkMo\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed, kaas oo ay uga hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, iyagoo wax laga xumaado oo aan la aqbali karin ku tilmaamay in mudo ku dhaw laba bilood uu dalku ra\u2019iisul wasaare la\u2019aan ahaado. Sidoo kale waxay odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye si adag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150506,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed, kaas oo ay uga hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, iyagoo wax laga xumaado oo aan la aqbali karin ku tilmaamay in mudo ku dhaw laba bilood uu dalku ra\u2019iisul wasaare la\u2019aan ahaado. Sidoo kale waxay odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye si adag [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-15T18:20:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-15T20:15:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-30.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"663\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"491\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-30.png\",\"datePublished\":\"2020-09-15T18:20:07+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-15T20:15:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-30.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-30.png\",\"width\":663,\"height\":491},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed, kaas oo ay uga hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, iyagoo wax laga xumaado oo aan la aqbali karin ku tilmaamay in mudo ku dhaw laba bilood uu dalku ra\u2019iisul wasaare la\u2019aan ahaado. Sidoo kale waxay odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye si adag [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-15T18:20:07+00:00","article_modified_time":"2020-09-15T20:15:41+00:00","og_image":[{"width":663,"height":491,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-30.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/","name":"DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-30.png","datePublished":"2020-09-15T18:20:07+00:00","dateModified":"2020-09-15T20:15:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-30.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-30.png","width":663,"height":491},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-hawiye-oo-udigay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odayaasha dhaqanka beelaha hawiye oo udigay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150505"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150505"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150515,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150505\/revisions\/150515"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150506"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}