{"id":150516,"date":"2020-09-16T13:26:44","date_gmt":"2020-09-16T10:26:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150516"},"modified":"2020-09-16T13:26:44","modified_gmt":"2020-09-16T10:26:44","slug":"daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/","title":{"rendered":"DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay  Xamdi Maxamed"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska Galmudug ayaa xalay saqdii dhaxe magaalada Cadaado ku qabtay nin dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo in uu ku lug lahaa dilkii iyo kufsigii argagaxa lahaa ee magaalada Muqdisho loogu geestay Xamdi Maxamed Ibraahim.<\/p>\n<p>Ninkan la qabtay oo ka baxsaday magaalada Muqdisho ayaa la tuhmayaa in uu ahaa ninkii shirqoolay Xamdi geeyayna Hotelkii kufsiga iyo dilka loogu geestay, waxaana ninkan uu baxsaday magaalada kadib markii booliiska baadi goob u galeen.<\/p>\n<p>Taliye kuxigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneral Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in ciidamada booliiska Galmudug qabteen Maxamed Ibrahim Cismaan, oo 24 sano jir ah oo lagu tuhmayo kui lug lahaanshiyaha kiiska kufsiga iyo dilka ee Xamdi Maxamed.<\/p>\n<p>\u201dCiidanka Boliiska Galmudug ayaa xalay xili dambe howlgal ay ka fuliyeen magaalada Cadaado ku soo qabtay eedeeysane Maxamed Ibrahim Cismaan, 24 jir ah, ku dhashay Muqdisho laguna tuhmaayo inuu ku lug lahaa kiiska marxuumad Xamdi Maxamed Faarax kana baxsaday magaalada Xamar falka ka dib.\u201d ayey tiri Jeneraal Zakiya.<\/p>\n<p>Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa horey u xiray 11-qof oo ku eedeesan kiiska kufsiga iyo dilka loo geestay Xamdi Maxamed Ibraahim, waxaana booliiska dadka ay hayaan ku jira kuwa aad loogu tuhmayo in ay fulieen kufsiga iyo dilka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/lJ54y_FX2g4\" width=\"983\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliiska Galmudug ayaa xalay saqdii dhaxe magaalada Cadaado ku qabtay nin dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo in uu ku lug lahaa dilkii iyo kufsigii argagaxa lahaa ee magaalada Muqdisho loogu geestay Xamdi Maxamed Ibraahim. Ninkan la qabtay oo ka baxsaday magaalada Muqdisho ayaa la tuhmayaa in uu ahaa ninkii shirqoolay Xamdi geeyayna Hotelkii kufsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150516","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay Xamdi Maxamed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay Xamdi Maxamed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliiska Galmudug ayaa xalay saqdii dhaxe magaalada Cadaado ku qabtay nin dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo in uu ku lug lahaa dilkii iyo kufsigii argagaxa lahaa ee magaalada Muqdisho loogu geestay Xamdi Maxamed Ibraahim. Ninkan la qabtay oo ka baxsaday magaalada Muqdisho ayaa la tuhmayaa in uu ahaa ninkii shirqoolay Xamdi geeyayna Hotelkii kufsiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-16T10:26:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-33.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"855\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"691\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/\",\"name\":\"DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay Xamdi Maxamed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-33.png\",\"datePublished\":\"2020-09-16T10:26:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-33.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-33.png\",\"width\":855,\"height\":691},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay Xamdi Maxamed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay Xamdi Maxamed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay Xamdi Maxamed - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliiska Galmudug ayaa xalay saqdii dhaxe magaalada Cadaado ku qabtay nin dhalinyaro ah oo lagu tuhmayo in uu ku lug lahaa dilkii iyo kufsigii argagaxa lahaa ee magaalada Muqdisho loogu geestay Xamdi Maxamed Ibraahim. Ninkan la qabtay oo ka baxsaday magaalada Muqdisho ayaa la tuhmayaa in uu ahaa ninkii shirqoolay Xamdi geeyayna Hotelkii kufsiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-16T10:26:44+00:00","og_image":[{"width":855,"height":691,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-33.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/","name":"DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay Xamdi Maxamed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-33.png","datePublished":"2020-09-16T10:26:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-33.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-33.png","width":855,"height":691},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-booliiska-galmudug-oo-qabtay-ninkii-dilay-xamdi-maxamed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Booliiska Galmudug oo qabtay Ninkii dilay Xamdi Maxamed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150516"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150519,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150516\/revisions\/150519"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150518"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}