{"id":150520,"date":"2020-09-16T13:32:55","date_gmt":"2020-09-16T10:32:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150520"},"modified":"2020-09-16T13:32:55","modified_gmt":"2020-09-16T10:32:55","slug":"farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Farmaajo mafulin doonaa  Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150348\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"574\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2-300x224.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2-696x520.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2-562x420.jpg 562w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegay in shirka hada uga socda Muqdisho Dowlada Federaalka iyo Dowlad goboleedyada qodobada ay ku heshiiyaan uusan ka hirgali doonin dhinaca Madaxweyne Farmaajo.<br \/>\nWaxa uu sheegay Xildhibaanka in Heshiis kastoo Farmaajo iyo Madaxda DG Xamar ku shirsan maanta gaaraan dhanka Farmaajo uusan ka fulidoonin, waxa uuna xusay in Madaxweyne Farmaajo ilaa hada uusan qaadan go\u2019aan uu doorasho ku aadayo.<br \/>\n\u201dHeshiis kastoo Farmaajo iyo Madaxda DG Xamar ku shirsan maanta gaaraan dhanka Farmaajo kama fuli doono. Sababtoo ah Farmaajo ilaa hada ma qaadan go\u2019aan uu doorasho ku aadayo!\u201d ayuu yiri Xildhibaan Mahad Salaad.<br \/>\nXildhibaanka ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad goboleedyada dalka ka jira ee ka qeyb galaya shirka in ay ku daraan qodobada heshiiska in la cadeeyo mudada rasmiga ah ee doorashada dhaceyso kuna dhamaaneyso.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan kula talinayaa Madaxda DG in qodobada heshiiska lagu daro muddo cayiman oo doorashadu ku bilaabanayso kuna dhamaanayso si looga badbaado iska-daba-wareegga Farmaajo u qorsheysan\u201d ayuu yiri Xildhibaan Mahad.<br \/>\nHadalkan kasoo yeeray Xildhibaan Mahad Salaad ayaa imaanaya xili magaalada Muqdisho shir uga socdo madaxda Dowlada federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada, waxaana shirkan gabo gabadiisa la filayaa in la isku raaco nooc doorasho oo dalka ka dhacda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegay in shirka hada uga socda Muqdisho Dowlada Federaalka iyo Dowlad goboleedyada qodobada ay ku heshiiyaan uusan ka hirgali doonin dhinaca Madaxweyne Farmaajo. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in Heshiis kastoo Farmaajo iyo Madaxda DG Xamar ku shirsan maanta gaaraan dhanka Farmaajo uusan ka fulidoonin, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150348,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo mafulin doonaa Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo mafulin doonaa Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegay in shirka hada uga socda Muqdisho Dowlada Federaalka iyo Dowlad goboleedyada qodobada ay ku heshiiyaan uusan ka hirgali doonin dhinaca Madaxweyne Farmaajo. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in Heshiis kastoo Farmaajo iyo Madaxda DG Xamar ku shirsan maanta gaaraan dhanka Farmaajo uusan ka fulidoonin, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-16T10:32:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"574\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/\",\"name\":\"Farmaajo mafulin doonaa Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-16T10:32:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg\",\"width\":768,\"height\":574},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo mafulin doonaa Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo mafulin doonaa Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo mafulin doonaa Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho? - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaanada golaha shacabka ayaa sheegay in shirka hada uga socda Muqdisho Dowlada Federaalka iyo Dowlad goboleedyada qodobada ay ku heshiiyaan uusan ka hirgali doonin dhinaca Madaxweyne Farmaajo. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in Heshiis kastoo Farmaajo iyo Madaxda DG Xamar ku shirsan maanta gaaraan dhanka Farmaajo uusan ka fulidoonin, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-16T10:32:55+00:00","og_image":[{"width":768,"height":574,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/","name":"Farmaajo mafulin doonaa Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg","datePublished":"2020-09-16T10:32:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/shi-2.jpg","width":768,"height":574},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-mafulin-doonaa-heshiiska-lagu-gaaro-shirka-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo mafulin doonaa Heshiiska lagu gaaro Shirka Muqdisho?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150520"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150521,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150520\/revisions\/150521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150348"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}