{"id":150534,"date":"2020-09-17T11:47:35","date_gmt":"2020-09-17T08:47:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150534"},"modified":"2020-09-17T11:47:35","modified_gmt":"2020-09-17T08:47:35","slug":"cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/","title":{"rendered":"Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay haatan ku jirto, isagoo eedeyn u soo jeediyay madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid oo wareysi siiyey TV-ga Dalsan ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo aan hadda laga sugeyn wax-qabad dambe, sababtana ay tahay inuu awoodi waayey seddax sano iyo barkii la soo dhaafay, sida uu hadalka u dhigay<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hadii uu la imaan lahaa hoggaamin wanaagsan mudadii ay wada shaqeynayeen ra\u2019iisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre ay wax-badan u qabsoomi la haayeen madaxweynaha.<\/p>\n<p>\u201cSanadihii lasoo dhaafay madaxweyne Farmaajo iyo Kheyre fursad waa heysteen, mudada intaas la\u2019egna madaxweyne iyo ra\u2019iisul wasaare wada joogay waxaa laga sugaayey inay ka shaqeeyaan waxa dalka masiiriga u ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin, dhameystirka dastuurka, doorashooyinka, maqaamka Banaadir iyo nidaamka xisbiyadu ay doorashada u gelayaan,\u201d ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in marnaba aysan madaxda dowladan u dhaqaaqin inay wax ka qabtaan waxyaabihii masiiriga ahaa ee loo xil-saaray.<\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in haatan ay u muuqato in awoodii dhameed uu isku koobay Farmaajo, taasna aan laga yeeli doonin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa muuqata in madaxweynuhu uu hadda wax kasta yahay, mana ahan mid dadku ay raali ka noqonayaan, waxaan rajeynayaa in madaxweynuhu dareenka dadka tix-geliyo oo uusan dhihin dastuurka waxaan rabaan ka sameysanayaa, arintaasi dhaawac ayey ku tahay dowladnimada Soomaaliya,\u201d ayuu yiri<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii watay ayuu yiri, Madaxweynaha waxaan ugu baaqayaa in sida ugu dhaqsaha badan uu u soo magacaabo ra\u2019iisul wasaare, waxaa la rabaa in jaangoynta siyaasadeed ee dalka uu qeyb ka noqdo ra\u2019iisul wasaaraha dalka, sababtoo ah isaga iyo xukuumadda ayaa la rabaa inay hir geliyaan wixii lagu heshiiyo, wax aan laga tala-gelin oo uusan awoodin in berri korka laga saaro ra\u2019iisul wasaare lala soo daahay waa arrin qalad ku ah dowladnimada Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/c7HS7a4iIb0\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay haatan ku jirto, isagoo eedeyn u soo jeediyay madaxweyne Farmaajo. Cumar Cabdirashiid oo wareysi siiyey TV-ga Dalsan ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo aan hadda laga sugeyn wax-qabad dambe, sababtana ay tahay inuu awoodi waayey seddax sano iyo barkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150535,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150534","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay haatan ku jirto, isagoo eedeyn u soo jeediyay madaxweyne Farmaajo. Cumar Cabdirashiid oo wareysi siiyey TV-ga Dalsan ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo aan hadda laga sugeyn wax-qabad dambe, sababtana ay tahay inuu awoodi waayey seddax sano iyo barkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-17T08:47:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-35.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"607\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"415\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/\",\"name\":\"Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-35.png\",\"datePublished\":\"2020-09-17T08:47:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-35.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-35.png\",\"width\":607,\"height\":415},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ay haatan ku jirto, isagoo eedeyn u soo jeediyay madaxweyne Farmaajo. Cumar Cabdirashiid oo wareysi siiyey TV-ga Dalsan ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo aan hadda laga sugeyn wax-qabad dambe, sababtana ay tahay inuu awoodi waayey seddax sano iyo barkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-17T08:47:35+00:00","og_image":[{"width":607,"height":415,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-35.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/","name":"Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-35.png","datePublished":"2020-09-17T08:47:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-35.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-35.png","width":607,"height":415},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cumar-cabdirashiid-oo-weeraray-farmaajo-iyo-khayre-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cumar Cabdirashiid oo weeraray Farmaajo iyo Khayre +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150534"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150534"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150534\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150536,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150534\/revisions\/150536"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150535"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150534"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150534"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150534"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}