{"id":150541,"date":"2020-09-17T12:06:03","date_gmt":"2020-09-17T09:06:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150541"},"modified":"2020-09-17T12:06:03","modified_gmt":"2020-09-17T09:06:03","slug":"shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/","title":{"rendered":"Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150532\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"787\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/>Waxaa xalay markale kulan yeeshay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada oo shalay kulamadoodii ku kala kacay kadib markii khilaaf xoogan uu dhinacyada soo kala dhexgalay.<\/p>\n<p>Shirka oo ahaa mid xasaasi ah waxaa habeenimadii xalay ku soo biiray guddoomiyaga golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan iyo sii-hayaha ra\u2019iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed Khadar.<\/p>\n<p>Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa la sheegay inuu shirka ku matali doono beelaha degan gobolada waqooyi oo aan lahayn maamul katirsan Soomaaliya kuna matala shirarka Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa ku adkaystay in heshiis walba oo lagu gaaro shirka uu horgeyn doono golaha shacabka waxaana looga fursan waayey in lagu soo biiriyo golaha shacabka si uu talo ugu yeesha golaha intiisa kalena uga dhaadhiciyo.<\/p>\n<p>Arrintaan waxa ay sidoo kale, imaanaysaa xilli inta badan maamuladu ay isku aragtid noqdeen waxaaana ku soo biirista Mursal iyo Mahdi ay taageero u noqon doontaa madaxweynaah Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Xogihii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in maamul goboleedyadu isku raacsan yihiin in la yareeyo tirada ergada codeyneysa, in meesha laga saaro hanaanka xisbiyada iyo in doorashadu ay ka dhacdo hal magaalo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xalay markale kulan yeeshay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada oo shalay kulamadoodii ku kala kacay kadib markii khilaaf xoogan uu dhinacyada soo kala dhexgalay. Shirka oo ahaa mid xasaasi ah waxaa habeenimadii xalay ku soo biiray guddoomiyaga golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan iyo sii-hayaha ra\u2019iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Mahdi Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150532,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa xalay markale kulan yeeshay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada oo shalay kulamadoodii ku kala kacay kadib markii khilaaf xoogan uu dhinacyada soo kala dhexgalay. Shirka oo ahaa mid xasaasi ah waxaa habeenimadii xalay ku soo biiray guddoomiyaga golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan iyo sii-hayaha ra\u2019iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Mahdi Maxamed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-17T09:06:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/\",\"name\":\"Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-17T09:06:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay - Wardoon","og_description":"Waxaa xalay markale kulan yeeshay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada oo shalay kulamadoodii ku kala kacay kadib markii khilaaf xoogan uu dhinacyada soo kala dhexgalay. Shirka oo ahaa mid xasaasi ah waxaa habeenimadii xalay ku soo biiray guddoomiyaga golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan iyo sii-hayaha ra\u2019iisul wasaaraha Mahdi Maxamed Guuleed Khadar. Mahdi Maxamed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-17T09:06:03+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/","name":"Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg","datePublished":"2020-09-17T09:06:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Madaxda-2.jpg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkii-muqdisho-oo-dib-laysugu-laabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkii Muqdisho oo dib laysugu laabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150541"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150541"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150542,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150541\/revisions\/150542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150532"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}