{"id":150543,"date":"2020-09-17T12:13:59","date_gmt":"2020-09-17T09:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150543"},"modified":"2020-09-17T12:13:59","modified_gmt":"2020-09-17T09:13:59","slug":"200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/","title":{"rendered":"200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150544\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"391\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Maxaabiis ku jirtay xabsi ku yaalla dalka Uganda oo gaarayay 219 maxbuus ayaa baxsatay, kaddib markii ay ka awood badiyeen Ilaaladii xabsiga.<\/p>\n<p>Maxaabiistan ayaa goor dambe oo Arbacadii ah ka baxsaday xabsiga Karamoja oo ka tirsan gobolka waqooyi-bari ee fog, waxaana ay la baxsadeen illaa 15 qori.<\/p>\n<p>Maxaabiistan ayaa ka hor inta aanay baxsan waxay jabsadeen keydkii hubka ee xabsiga, iyagoo xaday 15 qori oo AK47 iyo rasaas.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadashay Milateriga Uganda oo lagu magacaabo Brig. Flavia Byekwaso ayaa sheegtay in Ciidamada amaanka ay bilaabeen howlgallo ay dib ugu qabqanayaan.<\/p>\n<p>\u201cWaa baxsad ballaaran, kuwani waxay ahaayeen dambiilayaal mayal adag\u201d ayay tiri iyadoo raacisay inay ku jiraan gacan ku dhiiglayaal, burcad iyo kufsi geystay<\/p>\n<p>Howlgal weyn oo amniga ah ayaa socda oo lagu doonayay in lagu soo qabto, iyadoo labo ka mid ah maxaabiista lagu dilay baacsiga halka labo dib loo xiray.<\/p>\n<p>Karamoja waa dhul buuraley ah oo ku yaal xadka Uganda la wadaagto Kenya, sidoo kale waa gobol hodan ku ah macdanta.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.co.uk\/news\/world-africa-54185426\"><strong>HALKAN KAAQRISO SHEEKADAAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxaabiis ku jirtay xabsi ku yaalla dalka Uganda oo gaarayay 219 maxbuus ayaa baxsatay, kaddib markii ay ka awood badiyeen Ilaaladii xabsiga. Maxaabiistan ayaa goor dambe oo Arbacadii ah ka baxsaday xabsiga Karamoja oo ka tirsan gobolka waqooyi-bari ee fog, waxaana ay la baxsadeen illaa 15 qori. Maxaabiistan ayaa ka hor inta aanay baxsan waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150543","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxaabiis ku jirtay xabsi ku yaalla dalka Uganda oo gaarayay 219 maxbuus ayaa baxsatay, kaddib markii ay ka awood badiyeen Ilaaladii xabsiga. Maxaabiistan ayaa goor dambe oo Arbacadii ah ka baxsaday xabsiga Karamoja oo ka tirsan gobolka waqooyi-bari ee fog, waxaana ay la baxsadeen illaa 15 qori. Maxaabiistan ayaa ka hor inta aanay baxsan waxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-17T09:13:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/\",\"name\":\"200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-17T09:13:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda - Wardoon","og_description":"Maxaabiis ku jirtay xabsi ku yaalla dalka Uganda oo gaarayay 219 maxbuus ayaa baxsatay, kaddib markii ay ka awood badiyeen Ilaaladii xabsiga. Maxaabiistan ayaa goor dambe oo Arbacadii ah ka baxsaday xabsiga Karamoja oo ka tirsan gobolka waqooyi-bari ee fog, waxaana ay la baxsadeen illaa 15 qori. Maxaabiistan ayaa ka hor inta aanay baxsan waxay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-17T09:13:59+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/","name":"200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg","datePublished":"2020-09-17T09:13:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxabis-696x391-1.jpg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/200-oo-maxbuus-oo-ka-baxsatay-xabsi-ku-yaalla-dalka-uganda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"200 oo Maxbuus oo ka baxsatay xabsi ku yaalla dalka Uganda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150543"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150545,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150543\/revisions\/150545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150544"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}