{"id":150552,"date":"2020-09-17T12:40:45","date_gmt":"2020-09-17T09:40:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150552"},"modified":"2020-09-17T12:40:45","modified_gmt":"2020-09-17T09:40:45","slug":"daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh"},"content":{"rendered":"<p>Siyaasiga Salad cali Jeelle ayaa eed kulul u jeediyay Madasha Xisbiyada Qaran, waxaana uu shegay in hatan ay mas\u2019uuliyiinta Madashu u muuqdaan kuwo aan dooneyn xal siyaasadeed la gaaro.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in ay iska hor keenayaan umadda Soomaaliyeed, oo ay doonayaan xiligaan la galo qalalaase siyaasadeed oo hor leh.<\/p>\n<p>Salad Cali Jeelle ayaa sheegay in xiligaan aan loo baahnayn in dalka la galiyo jahwareer siyaasadeed, madasha ayuu sheegay in xiligaan looga baahnaa in ay soo dhaweeyaan oo ay bogaadiyaan wada hadalada u socda dowladda iyo Madaxda dowlad Goboleedyada, balse taa baddel keeda waxaa uu sheegay in ay ku howlan yihiin kicin dad weyne iyo iska hor keened Bulsho.<\/p>\n<p>Hadalka Siyaasiga Salaad cali Jeelle ayaa imanayaa iyadoo madasha Xisbiyada Qaran ay soo saareen war murtiyeed ay kaga hadlayaan arrimaha doorashooyinka iyo xaaladda siyasadeed ee dalka, waxaana eedo culus ay dusha kaga tureen maadxweyne farmaajo oo ay sheegen in dalka uu waqti ka luminayo, uuasana doonayn xal rasmi ah in la gaaro.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/B5zTnUKG5a8\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Salad cali Jeelle ayaa eed kulul u jeediyay Madasha Xisbiyada Qaran, waxaana uu shegay in hatan ay mas\u2019uuliyiinta Madashu u muuqdaan kuwo aan dooneyn xal siyaasadeed la gaaro. Waxaa uu sheegay in ay iska hor keenayaan umadda Soomaaliyeed, oo ay doonayaan xiligaan la galo qalalaase siyaasadeed oo hor leh. Salad Cali Jeelle ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150553,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Siyaasiga Salad cali Jeelle ayaa eed kulul u jeediyay Madasha Xisbiyada Qaran, waxaana uu shegay in hatan ay mas\u2019uuliyiinta Madashu u muuqdaan kuwo aan dooneyn xal siyaasadeed la gaaro. Waxaa uu sheegay in ay iska hor keenayaan umadda Soomaaliyeed, oo ay doonayaan xiligaan la galo qalalaase siyaasadeed oo hor leh. Salad Cali Jeelle ayaa sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-17T09:40:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-36.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"677\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"488\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/\",\"name\":\"DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-36.png\",\"datePublished\":\"2020-09-17T09:40:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-36.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-36.png\",\"width\":677,\"height\":488},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh - Wardoon","og_description":"Siyaasiga Salad cali Jeelle ayaa eed kulul u jeediyay Madasha Xisbiyada Qaran, waxaana uu shegay in hatan ay mas\u2019uuliyiinta Madashu u muuqdaan kuwo aan dooneyn xal siyaasadeed la gaaro. Waxaa uu sheegay in ay iska hor keenayaan umadda Soomaaliyeed, oo ay doonayaan xiligaan la galo qalalaase siyaasadeed oo hor leh. Salad Cali Jeelle ayaa sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-17T09:40:45+00:00","og_image":[{"width":677,"height":488,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-36.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/","name":"DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-36.png","datePublished":"2020-09-17T09:40:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-36.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-36.png","width":677,"height":488},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-salaad-cali-jeelle-oo-weerar-adag-ku-qaaday-xasan-sheikh\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Salaad Cali Jeelle oo weerar adag ku qaaday Xasan Sheikh"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150552"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150554,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150552\/revisions\/150554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150553"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}