{"id":150559,"date":"2020-09-17T21:33:27","date_gmt":"2020-09-17T18:33:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150559"},"modified":"2020-09-17T22:36:16","modified_gmt":"2020-09-17T19:36:16","slug":"akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/","title":{"rendered":"DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF &#038; dowlad goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150560\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed. Shirkaas wuxuu ka dhacay magaalada Mugdisho intii u dhaxaysay 13 -17 Sebteember 2020.<\/p>\n<p>Shirkan waxa uu dabasocday Kulamo isdaba joog ahaa oo kasoo bilowday Samareeb 1 oo ay isugu yimaadeen Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federalka ah ee Puntland, Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed, oo uu ka dhashay Samareeb 2 oo ay wadatashi ku yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka ah iyo Gobolka Banaadir oo la xiriiray sidii dalka doorasho waqtigeeda ku qabsoonta ay uga dhici lahayd. Waxaa xusid mudan in shirkan Muqdisho uu dhammeytir u yahay heshiiskii Samareeb 3.<\/p>\n<p>Shir-madaxeedkan inta uu socday waxaa la isla gorfeeyay xaaladaha siyaasadeed, amni iyo bulsho ee ku hareeraysan qabsoomidda doorashada Barlamaanka Federaalka ah iyo tan Madaxweynaha, taas oo ku dhacda waqtigeeda si waafaqsan heshiisyadii Samareeb.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/w1yDhmH1QIU\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">1.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">In Dowladda Federaalka ay magacawdo Guddi Doorasho oo heer Federaal ah kaas oo kaashanaya Guddi Doorasho oo heer Dowlad Goboleed ah.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">2.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">In deegaan doorashooyinka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka laga asteeyo labo magaalo oo ah caasimadaha Gobollada oo ku dhisan yahay Dowlad Goboleed kasta.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">3.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">In tirada ergada Xildhibaan walba u codeynaysa ay noqoto 101 ergo oo mataleysa beesha wadaagta kursigaas.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">4.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">In xulista ergada ay iska kaashanayaan odayaasha dhaqanka, bulshada rayidka ah iyo Dowlad Goboleedka.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">5.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">In qoondada haweenka ee 30% ah la ilaaliyo.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">6.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">In Baarlamaanka heer Dowlad Goboleed ay soo doortaan Xildhibaannada Aqalka Sare.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">7.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">In Xildhibaannada Aqalka Sare ee Soomaaliland ay soo doorataan ergo matasha oo wada jir ah.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">8.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">in doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee Soomaaliland ay ka dhacdo magaalada Muqdisho.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">9.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">Qorshaha doorashooyinka dalka waxa uu bilaabanayaa 1-da Nofeembar 2020.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">10.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">In sugidda amniga doorashooyinka ay ka wada shaqeeyaan hay\u2019daha amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">11.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">Heshiiskan siyaasadeed waxaa loo gudbinayaa Baarlamaanka Federaalka si ay u meel mariyaan.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">12.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">Madaxdu waxa ay adkaynayaan in xorriyadda hadalku ay tahay lama taabtaan sida ku cad Dastuurka KMG ah iyo Xeerka Saxaafadda ee dalka, sidaa darteed, waa in warbaahinta fursad loo siiyaa in ay si xor ah u tabiso goobaha ay codbixintu ka dhacayso, lagana fogaado wax walba oo ka hor istaagi kara gudashada masuuliyadda kaga aaddan doorashada.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">13.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">Shirku waxa uu uga mahadcelinayaa Madaxda iyo bulshada Dowladda Galmudug sida ay u martigeliyeen shirarkii taariikhiga ahaa ee Samareeb 1-3. Sidoo kale, waxaa ammaan mudan shacabka iyo Maamulka Gobolka Banaadir sidii diirranayd ee ay usoo dhaweeyeen Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo wufuuddii la socotay.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">14.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">Waxaan bogaadinaynaa Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hoggaaminta kudhisan isku haynta dalka ee uu muujiyay muddadii ay wadahadalladu socdeen, isaga oo xoogga saaray in wadajir iyo wada-ogol lagu dhammeeyo arrimaha doorashooyinka dalka.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<table class=\"x_last-list-item\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"none\">\n<tbody>\n<tr>\n<td class=\"x_numeric\" align=\"right\" valign=\"top\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">15.<\/td>\n<td class=\"x_numeric-text\" align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\">Ugu dambeyntii, Shirku waxa uu ku bogaadinaayaa Beesha Caalamka kaalinta muuqata ee ay ka geysaneyso dib u dhiska iyo horumarinta dowladnimada Soomaaliya.<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\"><strong>Muqdisho, Sebteembar 17, 2020<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\" data-ogsc=\"rgb(0, 0, 0)\"><strong>\u2013DHAMMAAD\u2013<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150560,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150559","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF &amp; dowlad goboleedyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF &amp; dowlad goboleedyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Madaxweynaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-17T18:33:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-17T19:36:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/\",\"name\":\"DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF & dowlad goboleedyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-17T18:33:27+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-17T19:36:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF &#038; dowlad goboleedyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF & dowlad goboleedyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF & dowlad goboleedyada - Wardoon","og_description":"Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Madaxweynaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-17T18:33:27+00:00","article_modified_time":"2020-09-17T19:36:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/","name":"DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF & dowlad goboleedyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg","datePublished":"2020-09-17T18:33:27+00:00","dateModified":"2020-09-17T19:36:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020917637359400815674732.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-war-murtiyeed-ka-soo-baxay-shirkii-madaxda-df-dowlad-goboleedyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- War Murtiyeed ka soo baxay shirkii madaxda DF &#038; dowlad goboleedyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150559"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150559"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150559\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150567,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150559\/revisions\/150567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150560"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150559"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150559"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150559"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}