{"id":150580,"date":"2020-09-18T12:04:33","date_gmt":"2020-09-18T09:04:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150580"},"modified":"2020-09-18T15:53:08","modified_gmt":"2020-09-18T12:53:08","slug":"caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150582\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Degmada_Cadaado_Somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"460\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Degmada_Cadaado_Somalia.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Degmada_Cadaado_Somalia-300x209.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Degmada_Cadaado_Somalia-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Degmada_Cadaado_Somalia-603x420.jpg 603w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Maamulka Galmudug ayaa soo qabtay dad la sheegay in ay carruur kala soo goosteen degaanno ka tirsan Maamulka Puntland, waxaana la sheegay in hadda gacanta lagu haayo tiro caruur ah oo lagala soo goostay degmada Qardho ee Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Waxaa wararku ay sheegeayaan in Hawlgal xili danbe ee xaley ay Ciidanka Booliiska Degmada Cadaado ay ka fuliyeen xaafada Waabari ee Magaalada Cadaado ay kusoo qabteen carruurta oo muddo labo sano ah gacanta ugu jiray dad lasoo goostay.<\/p>\n<p>Carruurta ayaa tiradoodu gaaraysaa 8-carruur ah, waxaana lasoo goostay sida la sheegay Jameecada loo yaqaannop Takfiirka oo sida la sheegay gacanta ku hayay caruurtaas.<\/p>\n<p>Sooqabashada carurtaan ayaa waxaa iska kaashaday sida la sheegay taliska Saldhigga iyo Maamulka Degmada Cadaado, waxaana hadda ay sheegeen saraakiishu in ay saacadaha soo aaddan warbaahinta u soo bandhigi doonaan carruurta iyo dadkii haystay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LvKYGNbIV1I\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa soo qabtay dad la sheegay in ay carruur kala soo goosteen degaanno ka tirsan Maamulka Puntland, waxaana la sheegay in hadda gacanta lagu haayo tiro caruur ah oo lagala soo goostay degmada Qardho ee Gobolka Bari. Waxaa wararku ay sheegeayaan in Hawlgal xili danbe ee xaley ay Ciidanka Booliiska Degmada Cadaado ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150591,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Galmudug ayaa soo qabtay dad la sheegay in ay carruur kala soo goosteen degaanno ka tirsan Maamulka Puntland, waxaana la sheegay in hadda gacanta lagu haayo tiro caruur ah oo lagala soo goostay degmada Qardho ee Gobolka Bari. Waxaa wararku ay sheegeayaan in Hawlgal xili danbe ee xaley ay Ciidanka Booliiska Degmada Cadaado ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-18T09:04:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-18T12:53:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020918637360092747591108.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020918637360092747591108.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-18T09:04:33+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-18T12:53:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020918637360092747591108.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020918637360092747591108.jpg\",\"width\":660,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay - Wardoon","og_description":"Maamulka Galmudug ayaa soo qabtay dad la sheegay in ay carruur kala soo goosteen degaanno ka tirsan Maamulka Puntland, waxaana la sheegay in hadda gacanta lagu haayo tiro caruur ah oo lagala soo goostay degmada Qardho ee Gobolka Bari. Waxaa wararku ay sheegeayaan in Hawlgal xili danbe ee xaley ay Ciidanka Booliiska Degmada Cadaado ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-18T09:04:33+00:00","article_modified_time":"2020-09-18T12:53:08+00:00","og_image":[{"width":660,"height":375,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020918637360092747591108.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/","name":"DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020918637360092747591108.jpg","datePublished":"2020-09-18T09:04:33+00:00","dateModified":"2020-09-18T12:53:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020918637360092747591108.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020918637360092747591108.jpg","width":660,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/caruur-laga-sooxaday-qardho-oo-cadaado-lagu-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Caruur laga sooxaday Qardho oo Cadaado lagu qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150580"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150580"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150590,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150580\/revisions\/150590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150591"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}