{"id":150614,"date":"2020-09-20T11:54:04","date_gmt":"2020-09-20T08:54:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150614"},"modified":"2020-09-20T11:54:04","modified_gmt":"2020-09-20T08:54:04","slug":"daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150615\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1180\" height=\"911\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg 1180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1-300x232.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1-1024x791.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1-768x593.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1-696x537.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1-1068x825.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1-544x420.jpg 544w\" sizes=\"(max-width: 1180px) 100vw, 1180px\" \/>Ra\u2019iisul Wasaaraha magacaaban ee aan weli helin codka kalsoonida Xildhibaanada Golaha Shacabka Eng. Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay kulan la qaatay Gudoonka Golaha Shacabka .<\/p>\n<p>Maxamed Xuseen Rooble ayaana ka codsaday Gudoonka golaha shacabka in ay ka caawiyaan sidii uu u heli lahaa codka kalsoonida golaha shacabka si Xukuumadiisa shaqo badan u qabato mudada yar ee u harsan.<\/p>\n<p>Waxa uu sidoo kale Ra\u2019isul Wasaaraha magacaaban ka codsaday Xildhibaanada golaha shacabka in codka kalsoonida siiyaan, waxa uuna xusay in uu rajeenayo in Xildhibaanada siin doonaan codka kalsoonida.<\/p>\n<p>\u201dWaxaa farxad ii ah in aan idinla wadaago, in aan si sharaf iyo dareen masuuliyadeed leh aan u aqbalay kalsoonida uu isiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iiguna magacaabay Xilka Ra\u2019iisul Wasaaranimo ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, sidaas daraadeed, waxaan doonayaa in aan codka kalsoonida waydiisto Golaha Shacabka, aniga oo rajaynaya in ay isiin doonaan codka kalsoonida, si aan u guto waajibaadkayga.\u201d ayuu yiri R\/Wasaare Rooble.<br \/>\nRa\u201disul Wasaaraha magacaaban ayaa la filayaa in maalinta Isniinta ah la horgeeyo Xildhibaanada golaha shacabka si codka kalsoonida u siiyaan ama ugu diidaan, waxaana socda dadaalo Madaxtooyada ku raadinayo in Xildhibaanada kalsoonida ku siiyaan Rooble.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/U6bkS03VjqI\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha magacaaban ee aan weli helin codka kalsoonida Xildhibaanada Golaha Shacabka Eng. Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay kulan la qaatay Gudoonka Golaha Shacabka . Maxamed Xuseen Rooble ayaana ka codsaday Gudoonka golaha shacabka in ay ka caawiyaan sidii uu u heli lahaa codka kalsoonida golaha shacabka si Xukuumadiisa shaqo badan u qabato mudada yar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150615,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaaraha magacaaban ee aan weli helin codka kalsoonida Xildhibaanada Golaha Shacabka Eng. Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay kulan la qaatay Gudoonka Golaha Shacabka . Maxamed Xuseen Rooble ayaana ka codsaday Gudoonka golaha shacabka in ay ka caawiyaan sidii uu u heli lahaa codka kalsoonida golaha shacabka si Xukuumadiisa shaqo badan u qabato mudada yar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-20T08:54:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"911\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/\",\"name\":\"DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-20T08:54:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg\",\"width\":1180,\"height\":911},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaaraha magacaaban ee aan weli helin codka kalsoonida Xildhibaanada Golaha Shacabka Eng. Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay kulan la qaatay Gudoonka Golaha Shacabka . Maxamed Xuseen Rooble ayaana ka codsaday Gudoonka golaha shacabka in ay ka caawiyaan sidii uu u heli lahaa codka kalsoonida golaha shacabka si Xukuumadiisa shaqo badan u qabato mudada yar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-20T08:54:04+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":911,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/","name":"DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg","datePublished":"2020-09-20T08:54:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Rooble-1-1.jpg","width":1180,"height":911},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-raisul-wasaaraha-oo-codsi-u-diray-xildhibaanada-golaha-shacabka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Ra\u2019isul Wasaaraha oo codsi u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150614"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150614"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150616,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150614\/revisions\/150616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150615"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}