{"id":150667,"date":"2020-09-21T11:42:50","date_gmt":"2020-09-21T08:42:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150667"},"modified":"2020-09-21T11:45:57","modified_gmt":"2020-09-21T08:45:57","slug":"naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/","title":{"rendered":"Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150671\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/>Ilaa 27 naxash ah oo duugnaa in ka badan 2,500 oo sano ayaa waxaa dib usoo saaray khuburro u dhashay Masar.<\/p>\n<p>Waxaana naxashyadan lagu arkay goob taariikhii ah oo muqaddas ah ku taalla deegaanka Saqqara oo dhaca koonfurta magaalada caasimadda ah ee Qaahira.<\/p>\n<p>Waxaana horraantii bishan la soo saaray 14 kamid ah naxashyadaas halka 14-ka kalena lagu raad joogay, sida ay sheegeen sarakaiisha Masaarida.<\/p>\n<p>Waxay khuburadda ku tilmaameen in uu kamid yahay \u2018waxyaabihii ugu weynaa ee taariikhiga ah ee hal mar la helo\u2019<\/p>\n<p>Sawirrada ay baahiyeen waxay muujinayaan naxashyada oo lagu dahaaray waxyaabo dhal dhalaayo.<\/p>\n<p>Deegaanka Saqqara waxaa muddo ka badan 3,000 sano ay aheyd goob qabuuro ah, waxaana aqoonsatay ha\u2019yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan dhaqanka ee Unesco.<br \/>\n\u201cDaraasado hore waxay muujinayeen in guud ahaanba naxashyadan ay xirnaayeen oo aanan la furin tan iyo intii la duugay\u201d waxaa sidaas yiri wasiirka dhaqanka iyo arrimaha aathaarta Masar.<\/p>\n<p>\u2018Siro badan\u2019<br \/>\nBayaan kasoo baxay wasiirka arrimaha aathaarta Masar, Khaalid Al Anani ayaa lagu sheegay in markii hore ay dib u dhigeen in la shaaciyo guushan taariikhiga ah si uu booqdo goobta si uu ugu mahadceliyo shaqaalaha howsha adag ku bixiyay sidii ilaa 11 Miitar dhulka hoostiisa ay uga soo saari lahaayeen naxashyada.<br \/>\nWaxaa weli ay howl ka socotaa goobta laga soo saaray naxashyadan si khuburada ay ugu suurogasho inay helaan xogta ku saabsan halka laga keenay ama cidda lagu aasayba.<br \/>\nWasaaradda waxay sheegtay inay ku rajo weyntahay shaacinta \u2018siro badan\u2019 xilli ay qaban doonaan shir jaraa\u2019id maalmaha nagu soo aadan.<br \/>\nSidoo kale, waxaa jiray waxyaabo kale oo taariikhii ah oo barbar socday naxashyada oo lasoo saaray kuwaas oo si qurxoon u xardhan.<br \/>\nBishii Nofembar ee sanadkii 2018-kii ayay aheyd markii Masar ay markii ugu horreysay deegaanka Saqqara ka soo saartay waxyaabo taariikhii ah oo ku aasnaa goobtaas.<\/p>\n<p>Deegaanka Saqqara wuxuu 30 kiiloomiitar dhinaca koonfureed kaga beegan yahay magaalada caasimadda ah ee Qaahira, waana goobta qabuuraha u aheyd dadkii hore ee ku nool Masar qarniyo lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Sanadihii u dambeeyay, Masar waxay bilowday olole ay ku suuq geyneyso waxyaabaha taariikhiga ah si ay u xoojiso waaxdeeda dalxiiska.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150668\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502505_hi063242284.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502505_hi063242284.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502505_hi063242284-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502505_hi063242284-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502505_hi063242284-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502505_hi063242284-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150669\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"737\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36-300x276.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36-768x708.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36-696x641.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36-456x420.jpg 456w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150670\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502532_hi063242314.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502532_hi063242314.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502532_hi063242314-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502532_hi063242314-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502532_hi063242314-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502532_hi063242314-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150671\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502536_hi063242257-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150672\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502740_hi063242204.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"696\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502740_hi063242204.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502740_hi063242204-300x261.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502740_hi063242204-768x668.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502740_hi063242204-696x606.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502740_hi063242204-483x420.jpg 483w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150673\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502744_119793258_3418995338146092_1831616158143865211_n.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"655\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502744_119793258_3418995338146092_1831616158143865211_n.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502744_119793258_3418995338146092_1831616158143865211_n-300x246.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502744_119793258_3418995338146092_1831616158143865211_n-768x629.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502744_119793258_3418995338146092_1831616158143865211_n-696x570.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502744_119793258_3418995338146092_1831616158143865211_n-513x420.jpg 513w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.co.uk\/news\/world-middle-east-54227282\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilaa 27 naxash ah oo duugnaa in ka badan 2,500 oo sano ayaa waxaa dib usoo saaray khuburro u dhashay Masar. Waxaana naxashyadan lagu arkay goob taariikhii ah oo muqaddas ah ku taalla deegaanka Saqqara oo dhaca koonfurta magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Waxaana horraantii bishan la soo saaray 14 kamid ah naxashyadaas halka 14-ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150669,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150667","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilaa 27 naxash ah oo duugnaa in ka badan 2,500 oo sano ayaa waxaa dib usoo saaray khuburro u dhashay Masar. Waxaana naxashyadan lagu arkay goob taariikhii ah oo muqaddas ah ku taalla deegaanka Saqqara oo dhaca koonfurta magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Waxaana horraantii bishan la soo saaray 14 kamid ah naxashyadaas halka 14-ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-21T08:42:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-21T08:45:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"737\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/\",\"name\":\"Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-21T08:42:50+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-21T08:45:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg\",\"width\":800,\"height\":737},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ilaa 27 naxash ah oo duugnaa in ka badan 2,500 oo sano ayaa waxaa dib usoo saaray khuburro u dhashay Masar. Waxaana naxashyadan lagu arkay goob taariikhii ah oo muqaddas ah ku taalla deegaanka Saqqara oo dhaca koonfurta magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Waxaana horraantii bishan la soo saaray 14 kamid ah naxashyadaas halka 14-ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-21T08:42:50+00:00","article_modified_time":"2020-09-21T08:45:57+00:00","og_image":[{"width":800,"height":737,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/","name":"Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg","datePublished":"2020-09-21T08:42:50+00:00","dateModified":"2020-09-21T08:45:57+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/114502530_0c1cb1dd-3af5-4d44-b6bf-38e221182d36.jpg","width":800,"height":737},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/naxashyo-aasnaa-muddo-2500-oo-sano-oo-loo-soo-saaray-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Naxashyo Aasnaa Muddo 2,500 Oo Sano Oo Loo Soo Saaray +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150667"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150667"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150676,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150667\/revisions\/150676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150669"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}