{"id":150722,"date":"2020-09-22T11:32:32","date_gmt":"2020-09-22T08:32:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150722"},"modified":"2020-09-22T11:32:32","modified_gmt":"2020-09-22T08:32:32","slug":"daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Mahad Cawad &#8220;Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlayey munaasabad loo qabtay Madaxweynaha Puntland ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan doorashada xildhibaada ee socota, siiba kuraasta xildhibaanada ee taalla dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p>Cawad ayaa sheegay in madax goboleedyada ay culeys saarayaan kuraasta xildhibaanada, gaar ahaan kuwa aan xiriirka wanaagsan la laheyn.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in kursigiisii uu ka soo wareejistay Puntland, islamarkaana uu keensaday Galmudug, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Guddoomiye xigeenka labaad ee baarlamaanka oo sii hadlayey ayaa ku goodiyey, haddii xildhibaanada laga joojin waayo cadaadiskaas inay aysan ansixin doonin heshiiska ay Muqdisho ku gaareen dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>\u201cHaddii aad heshiiseen, annaga qayb ayaan ka nahay, kursigeyga waxa aan u wareejistay Galmudug ee Saaxiibada kale hakaa nabad galaan, Doorasho ayaan usoo soconaa ee ammaan hala idinka helo, haddii kale Sooma ahan, Wallaahi ma ansixineyso heshiiskaas.\u201d ayuu yiri ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Cawad ayaa deegaan doorashadiisu ay tahay degmada Towfiiq ee gobolka Mudug, gaar ahaan dhinaca Puntland, ayaa cabsi uu qabo darteed kursigaas u wareejistay Galmudug.<\/p>\n<p>Dhankiisa oo Deni oo hadalka qaatay ayaa u jawaabay Cawad, wuxuuna yiri \u201cXildhibaan Mahad Cabdalla Cawad waxa aan leeyahay kursiga aad ka raratay Puntland waad kusoo ceshan kartaa, waxaana kuu damaanad qaadayaa haddii uu dib usoo ceshado in aan ku qabi doonin walwal, in aad garab naga heshaan mooyee, walwal kale hanaga rajeynina.\u201d<\/p>\n<p>Arrimahan oo horey looga digay ayaa ku soo aadaya, xilli aad loogu sii dhawaanayo doorashada xildhibaanada iyo tan Madaxweynaha ee 2020\/2021-ka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9A3xzSnjoFU\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlayey munaasabad loo qabtay Madaxweynaha Puntland ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan doorashada xildhibaada ee socota, siiba kuraasta xildhibaanada ee taalla dowlad goboleedyada. Cawad ayaa sheegay in madax goboleedyada ay culeys saarayaan kuraasta xildhibaanada, gaar ahaan kuwa aan xiriirka wanaagsan la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150723,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150722","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Mahad Cawad &quot;Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Mahad Cawad &quot;Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlayey munaasabad loo qabtay Madaxweynaha Puntland ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan doorashada xildhibaada ee socota, siiba kuraasta xildhibaanada ee taalla dowlad goboleedyada. Cawad ayaa sheegay in madax goboleedyada ay culeys saarayaan kuraasta xildhibaanada, gaar ahaan kuwa aan xiriirka wanaagsan la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-22T08:32:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-38.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"706\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"484\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/\",\"name\":\"DAAWO: Mahad Cawad \\\"Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-38.png\",\"datePublished\":\"2020-09-22T08:32:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-38.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-38.png\",\"width\":706,\"height\":484},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Mahad Cawad &#8220;Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Mahad Cawad \"Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Mahad Cawad \"Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay\" - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka, Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ka hadlayey munaasabad loo qabtay Madaxweynaha Puntland ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan doorashada xildhibaada ee socota, siiba kuraasta xildhibaanada ee taalla dowlad goboleedyada. Cawad ayaa sheegay in madax goboleedyada ay culeys saarayaan kuraasta xildhibaanada, gaar ahaan kuwa aan xiriirka wanaagsan la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-22T08:32:32+00:00","og_image":[{"width":706,"height":484,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-38.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/","name":"DAAWO: Mahad Cawad \"Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-38.png","datePublished":"2020-09-22T08:32:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-38.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-38.png","width":706,"height":484},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mahad-cawad-aniga-kursigeyga-galmudug-ayuu-transet-kusoo-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Mahad Cawad &#8220;Aniga Kursigeyga Galmudug ayuu transet kusoo yahay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150722"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150722"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150724,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150722\/revisions\/150724"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150723"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}