{"id":150778,"date":"2020-09-23T21:29:26","date_gmt":"2020-09-23T18:29:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150778"},"modified":"2020-09-23T21:29:26","modified_gmt":"2020-09-23T18:29:26","slug":"beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/","title":{"rendered":"Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay talaabadadii uu maanta golaha shacabka codka kalsoonida ku siiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble.<\/p>\n<p>Qoraal ah oo lagu daabacay bogga xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweeyey ansixinta RW cusub, iyadoo sidoo kale loogu hambalyeeyey xilka cusub ee loo magacaabay.<\/p>\n<p>\u201cBahda Qaramada Midoobay ayaa hambalyo diiran u diraysa Maxamed Xuseen Rooble oo si rasmi ah u xaqiijiyay inuu yahay Ra\u2019iiusl Wasaaraha Soomaaliya, waxayna u rajaynayaan guul xilli uu bilaabayo doorkiisa hoggaamineed ee muhiimka ah waqtigan xasaasiga u ah Soomaaliya, waxayna Qaramada Midoobay ballan qaaddaysaa inay garab istaagayso, iskaashina la samaynayso Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub\u201d.<\/p>\n<p>Maxamed Xuseen Rooble Ra\u2019iiusl Wasaaraha Soomaaliya oo maanta la horgeeyey Baarlamanka Somalia ayaa xildhibaanada golaha shacabka ka helay codka kalsoonida, waxaana laga sugayaa golihiisa cusub ee Wasiirada oo shaqeyn doona muddada lagu jiro xiliga kala guurka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, danjireyaasha Somalia u fadhiya Midowga Yurub iyo Britain ayaa hambalyo taas la mid ah u diray Maxamed Xuseen Rooble Ra\u2019iiusl Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay talaabadadii uu maanta golaha shacabka codka kalsoonida ku siiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal ah oo lagu daabacay bogga xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweeyey ansixinta RW cusub, iyadoo sidoo kale loogu hambalyeeyey xilka cusub ee loo magacaabay. \u201cBahda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150726,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150778","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay talaabadadii uu maanta golaha shacabka codka kalsoonida ku siiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal ah oo lagu daabacay bogga xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweeyey ansixinta RW cusub, iyadoo sidoo kale loogu hambalyeeyey xilka cusub ee loo magacaabay. \u201cBahda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-23T18:29:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/58D58B53-B146-46E6-BB44-874835666764.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"457\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/\",\"name\":\"Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/58D58B53-B146-46E6-BB44-874835666764.gif\",\"datePublished\":\"2020-09-23T18:29:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/58D58B53-B146-46E6-BB44-874835666764.gif\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/58D58B53-B146-46E6-BB44-874835666764.gif\",\"width\":660,\"height\":457},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia - Wardoon","og_description":"Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka hadlay talaabadadii uu maanta golaha shacabka codka kalsoonida ku siiyey Ra\u2019iisul Wasaaraha cusub ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal ah oo lagu daabacay bogga xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhoweeyey ansixinta RW cusub, iyadoo sidoo kale loogu hambalyeeyey xilka cusub ee loo magacaabay. \u201cBahda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-23T18:29:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":457,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/58D58B53-B146-46E6-BB44-874835666764.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/","name":"Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/58D58B53-B146-46E6-BB44-874835666764.gif","datePublished":"2020-09-23T18:29:26+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/58D58B53-B146-46E6-BB44-874835666764.gif","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/58D58B53-B146-46E6-BB44-874835666764.gif","width":660,"height":457},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-soodhawaysay-raisul-wasaaraha-cusub-ee-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha Caalamka oo soodhawaysay Raisul Wasaaraha cusub ee Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150778"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150778"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150778\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150779,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150778\/revisions\/150779"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150726"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150778"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150778"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150778"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}