{"id":150807,"date":"2020-09-25T10:55:27","date_gmt":"2020-09-25T07:55:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150807"},"modified":"2020-09-25T10:55:27","modified_gmt":"2020-09-25T07:55:27","slug":"daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/","title":{"rendered":"DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150809\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg\" alt=\"\" width=\"564\" height=\"376\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg 564w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 564px) 100vw, 564px\" \/>Ra\u2019iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu usoo jeediyay ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble in uusan soo magacaabin gole wasiirro oo cusub, taas bedelkdeeda uu lasii shaqeeyo wasiirrada sida gaarsiinta ah hadda ku shaqeeya.<\/p>\n<p>Wareysi gaar ah uu siiyay Barnaamijka muuqaalka ah ee laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da, isagoo jooga Nairobi ayaa waxa uu sheegay in marka la eego wakhtiga oo yar iyo shaqada oo taalla oo aad u guda weyn looga baahanyahay, ra\u2019iisul wasaaraha inuu fahmo, sidaasi darteedna uusan magacaabin Gole wasiirro.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa looga baahanyahay in uusan ra\u2019iisul wasaaraha magacaabin Gole wasiirro, kuwaan joogo uu lasii shaqeeyo, howlaha horyaallana uu wajaho dalka iyo madaxweynahiisana uu daacad u noqdo\u201d ayuu Gaas sheegay.<\/p>\n<p>Cabdiweli Maxamed Cali oo marka laga yimaado xilka ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya, sidoo kale soo noqday madaxweynaha Puntland ayaa waxa uu hadalkiisa kusoo aadayaa maalin kadib markii ra\u2019iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble Golaha shacabka ee Baarlamanku ay siiyeen codka kalsoonida.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5596355.html?type=video\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu usoo jeediyay ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble in uusan soo magacaabin gole wasiirro oo cusub, taas bedelkdeeda uu lasii shaqeeyo wasiirrada sida gaarsiinta ah hadda ku shaqeeya. Wareysi gaar ah uu siiyay Barnaamijka muuqaalka ah ee laanta Afka Soomaaliga ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150807","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu usoo jeediyay ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble in uusan soo magacaabin gole wasiirro oo cusub, taas bedelkdeeda uu lasii shaqeeyo wasiirrada sida gaarsiinta ah hadda ku shaqeeya. Wareysi gaar ah uu siiyay Barnaamijka muuqaalka ah ee laanta Afka Soomaaliga ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-25T07:55:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"564\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"376\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/\",\"name\":\"DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-25T07:55:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg\",\"width\":564,\"height\":376},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu usoo jeediyay ra\u2019iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble in uusan soo magacaabin gole wasiirro oo cusub, taas bedelkdeeda uu lasii shaqeeyo wasiirrada sida gaarsiinta ah hadda ku shaqeeya. Wareysi gaar ah uu siiyay Barnaamijka muuqaalka ah ee laanta Afka Soomaaliga ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-25T07:55:27+00:00","og_image":[{"width":564,"height":376,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/","name":"DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg","datePublished":"2020-09-25T07:55:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/gaas-sax.jpg","width":564,"height":376},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gaas-oo-raiisul-wasaaraha-cusub-kula-taliyay-inuusan-soo-magacaabin-wasiirro-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Gaas oo ra\u2019iisul wasaaraha cusub kula taliyay inuusan soo magacaabin wasiirro cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150807"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150807"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150807\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150810,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150807\/revisions\/150810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150807"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150807"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150807"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}