{"id":150839,"date":"2020-09-25T15:34:20","date_gmt":"2020-09-25T12:34:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150839"},"modified":"2020-09-25T15:35:31","modified_gmt":"2020-09-25T12:35:31","slug":"baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Guddoonka baarlamanka Soomaaliya ayaa farriin uu u diray xildhibaanada si rasmi ah ugu sheegay in maalinta berri loo codeyn doono heshiiska doorashada ee ay gaareen madaxweyne Farmaajo iyo madax goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Fariinta uu maanta guddoonka u diray xildhibaanada ayaa lagu yiri: \u201cMudane xildhibaan berri oo Sabti ah, taariikh 26 September, waxaa jira kulan wadajir ah oo labada gole ee BFS. Ajendaha: 1. U Codeynta heshiiska siyaasadeed ee jihaynta doorashada xildhibaanada BFS ee 2020\/21. Saacadu waa 09:00 subaxnimo.\u201d<\/p>\n<p>Inkasta oo wax kasta ay ka iman karaan kulanka, ayaa haddana wararka aan heleyno waxay sheegayaan inay u badan tahay in xildhibaanada ay meel-mariyaan heshiiska, si dalka ugu dareero doorasho.<\/p>\n<p>Dhowaan ayaa Saddex ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya, oo kala ah; Qoor Qoor, Lafta-gareen iyo Saciid Deni waxay ka tageen magaalada Muqdisho, kadib markii ay meesha ka baxday cabsidii ay ka qabeen in baarlamanka uu diido inuu ansixiyo heshiikii ay la galeen Villa Somalia.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoonka baarlamanka Soomaaliya ayaa farriin uu u diray xildhibaanada si rasmi ah ugu sheegay in maalinta berri loo codeyn doono heshiiska doorashada ee ay gaareen madaxweyne Farmaajo iyo madax goboleedyada dalka. Fariinta uu maanta guddoonka u diray xildhibaanada ayaa lagu yiri: \u201cMudane xildhibaan berri oo Sabti ah, taariikh 26 September, waxaa jira kulan wadajir ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150840,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150839","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoonka baarlamanka Soomaaliya ayaa farriin uu u diray xildhibaanada si rasmi ah ugu sheegay in maalinta berri loo codeyn doono heshiiska doorashada ee ay gaareen madaxweyne Farmaajo iyo madax goboleedyada dalka. Fariinta uu maanta guddoonka u diray xildhibaanada ayaa lagu yiri: \u201cMudane xildhibaan berri oo Sabti ah, taariikh 26 September, waxaa jira kulan wadajir ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-25T12:34:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-25T12:35:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/large.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/\",\"name\":\"Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/large.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-09-25T12:34:20+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-25T12:35:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/large.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/large.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho - Wardoon","og_description":"Guddoonka baarlamanka Soomaaliya ayaa farriin uu u diray xildhibaanada si rasmi ah ugu sheegay in maalinta berri loo codeyn doono heshiiska doorashada ee ay gaareen madaxweyne Farmaajo iyo madax goboleedyada dalka. Fariinta uu maanta guddoonka u diray xildhibaanada ayaa lagu yiri: \u201cMudane xildhibaan berri oo Sabti ah, taariikh 26 September, waxaa jira kulan wadajir ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-25T12:34:20+00:00","article_modified_time":"2020-09-25T12:35:31+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/large.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/","name":"Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/large.jpeg","datePublished":"2020-09-25T12:34:20+00:00","dateModified":"2020-09-25T12:35:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/large.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/large.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baalmaanka-somaliya-oo-berito-u-codayndoona-heshiski-doorashoyinka-ee-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baalmaanka Somaliya oo berito u codayn doona heshiski doorashoyinka ee Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150839"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150839"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150839\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150842,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150839\/revisions\/150842"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150840"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150839"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150839"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150839"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}