{"id":150843,"date":"2020-09-25T19:47:13","date_gmt":"2020-09-25T16:47:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150843"},"modified":"2020-09-25T19:54:48","modified_gmt":"2020-09-25T16:54:48","slug":"daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/","title":{"rendered":"DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Daahir Aweys oo ku xiran magaalada Muqdisho ayaa weerar qaawan ku qaaday madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni, wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo shaqsiyaad kale.<\/p>\n<p>Xasan Daahir Aweys oo ka hadlayey xaflad dhowaan loogu qabtay magaalada Muqdisho madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inuu ku dhaqaaqay falal aan wanaagsanayn oo uu ula jeedey inuu masrxaha hees ugu istaagey.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay inay ka sugayeen in heestaasi iyo muusiga la joojiyo haseyeeshee ay wax laga xumaado ahayd inuu masraxa fuulo lana heeso haweenkii iyo dadkii kale ee saarnaa.<\/p>\n<p>Dhanka kalena, waxa uu weerar ku qaaday beelo degan Puntland oo uu sheegay inay raali ka yihiin in hortooda lagu ciyaaro uuna maamulo madaxweyne Denni oo ku dhaqaaqayay xad gudub weyn sida uu sheegay.<\/p>\n<p>Waxa kale, oo uu weeraray madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo Puntland Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed oo uu kamid ahaa raggii dhiigiisa banneeyey isagoona sheegay inuu ahaa nin aan tukan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8n6P7yOBxuE\" width=\"678\" height=\"381\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Daahir Aweys oo ku xiran magaalada Muqdisho ayaa weerar qaawan ku qaaday madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni, wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo shaqsiyaad kale. Xasan Daahir Aweys oo ka hadlayey xaflad dhowaan loogu qabtay magaalada Muqdisho madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inuu ku dhaqaaqay falal aan wanaagsanayn oo uu ula jeedey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150844,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150843","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xasan Daahir Aweys oo ku xiran magaalada Muqdisho ayaa weerar qaawan ku qaaday madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni, wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo shaqsiyaad kale. Xasan Daahir Aweys oo ka hadlayey xaflad dhowaan loogu qabtay magaalada Muqdisho madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inuu ku dhaqaaqay falal aan wanaagsanayn oo uu ula jeedey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-25T16:47:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-25T16:54:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-41.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"599\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/\",\"name\":\"DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-41.png\",\"datePublished\":\"2020-09-25T16:47:13+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-25T16:54:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-41.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-41.png\",\"width\":599,\"height\":330},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan - Wardoon","og_description":"Xasan Daahir Aweys oo ku xiran magaalada Muqdisho ayaa weerar qaawan ku qaaday madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Denni, wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye iyo shaqsiyaad kale. Xasan Daahir Aweys oo ka hadlayey xaflad dhowaan loogu qabtay magaalada Muqdisho madaxweynaha Puntland ayaa sheegay inuu ku dhaqaaqay falal aan wanaagsanayn oo uu ula jeedey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-25T16:47:13+00:00","article_modified_time":"2020-09-25T16:54:48+00:00","og_image":[{"width":599,"height":330,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-41.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/","name":"DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-41.png","datePublished":"2020-09-25T16:47:13+00:00","dateModified":"2020-09-25T16:54:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-41.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-41.png","width":599,"height":330},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-daahir-aweys-daawo-xasan-daahir-aweys-weligiis-madukan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO-Cabdullaahi Yuusuf weligiis madukan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150843"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150843"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150843\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150848,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150843\/revisions\/150848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150844"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150843"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150843"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150843"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}