{"id":150928,"date":"2020-09-28T01:11:55","date_gmt":"2020-09-27T22:11:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=150928"},"modified":"2020-09-28T01:15:52","modified_gmt":"2020-09-27T22:15:52","slug":"maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-150933\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Yamamoto iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Beileh ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood ah oo ku saabsan yareynta deynta ay Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin seddex hay\u2019adood oo ka tirsan dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p>Raysal wasaaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goob joog ka ahaa goobta heshiiskaan lagu kala saxiixanayay.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa yimid xilli Soomaaliya ay sameysay dib-u-habeyn dhaqaale oo muhiim ah sanadihii la soo dhaafay iyadoo bishii Maarso ee sanadkan 2020 ay gaartay heerkii ugu horreeyay ee deyn cafinta.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka waxay shaacisay inay Soomaaaliya ka cafin doonto in ka badan 1 bilyan oo deyn ah.<\/p>\n<p>Nidaamka deyn cafinta ayaa u oggolaan doona Soomaaliya inay dib u soo ceshato helitaanka taageerada maaliyadeed ee hay&#8217;adaha ee caalamiga ah si ay u maal gashadaan dalka loona yareenta saboolnimada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/z8vDlojpACA\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Yamamoto iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Beileh ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood ah oo ku saabsan yareynta deynta ay Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin seddex hay\u2019adood oo ka tirsan dowladda Mareykanka. Raysal wasaaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goob joog ka ahaa goobta heshiiskaan lagu kala saxiixanayay. Heshiiskan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":150933,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-150928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Yamamoto iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Beileh ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood ah oo ku saabsan yareynta deynta ay Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin seddex hay\u2019adood oo ka tirsan dowladda Mareykanka. Raysal wasaaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goob joog ka ahaa goobta heshiiskaan lagu kala saxiixanayay. Heshiiskan ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-27T22:11:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-27T22:15:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-27T22:11:55+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-27T22:15:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah - Wardoon","og_description":"Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Yamamoto iyo Wasiirka Maaliyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Beileh ayaa kala saxiixday heshiis labo geesood ah oo ku saabsan yareynta deynta ay Dowladda Soomaaliya ku leeyihiin seddex hay\u2019adood oo ka tirsan dowladda Mareykanka. Raysal wasaaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goob joog ka ahaa goobta heshiiskaan lagu kala saxiixanayay. Heshiiskan ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-27T22:11:55+00:00","article_modified_time":"2020-09-27T22:15:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/","name":"DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg","datePublished":"2020-09-27T22:11:55+00:00","dateModified":"2020-09-27T22:15:52+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/2020927637368081971377369.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maraykanka-oo-soomaaliya-ka-cafinayo-hal-bilyan-oo-dayn-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maraykanka oo Soomaaliya ka cafinayo hal bilyan oo dayn ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150928"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=150928"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":150937,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/150928\/revisions\/150937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/150933"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=150928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=150928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=150928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}