{"id":151078,"date":"2020-09-30T00:48:12","date_gmt":"2020-09-29T21:48:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151078"},"modified":"2020-09-30T00:48:12","modified_gmt":"2020-09-29T21:48:12","slug":"ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/","title":{"rendered":"Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151079\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"451\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR-300x211.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR-596x420.jpg 596w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Ciidamada ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Muqdisho ku xiray ganacsato 10 ka badan oo ay ku jiraan kuwo caan ah iyo gaadiidley.<\/p>\n<p>Ganacsatada la soo xirey waxaa ka mid ahaa Maxamuud Cumar Caddaan iyo Cadceed Xaashi, waxaana la sheegey in ciidamo si gaar ah u tababaran ay magaalada ka soo xireen ayna muddo shan cisho ah gacanta ugu jiraan, iyagoo aan maxkamad la soo taagin.<\/p>\n<p>Hay\u2019adaha ammaanka dowladda ayaan weli ka hadlin xariga ganacsadatan balse ilo ku dhow ku dhow laamaha amniga ayaa sheegay in ganacsatadan loo xiray iney tageen, xukuna u doonteen Maxkamado ka furan degaano ay Maamulaan Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dowlada Somalia ayaa horey u mamnuucday in xukun iyo garsoor loo doonto maxkamadaha Al-shabaab ee ka furan degaanada ay Maamulaan, iyadoo digniin ku bixisay in cidii falkaas lagu helo laga qaadayo talaabo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p>Dad fara badan oo ku dhaqan Magaalada Muqdisho iyo degaanada kale ee ay maamusho dowlada ayaa xukun iyo garsoor u doonta maxkamadaha Al-shabaab, waxayna dadkaas aaminsan yihiin in maxkamadaha Al-Shabaab ay garsoor fiican yihiin marka la eego kuwa dowlada oo inta badan dadku ay cowdaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Muqdisho ku xiray ganacsato 10 ka badan oo ay ku jiraan kuwo caan ah iyo gaadiidley. Ganacsatada la soo xirey waxaa ka mid ahaa Maxamuud Cumar Caddaan iyo Cadceed Xaashi, waxaana la sheegey in ciidamo si gaar ah u tababaran ay magaalada ka soo xireen ayna muddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151079,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Muqdisho ku xiray ganacsato 10 ka badan oo ay ku jiraan kuwo caan ah iyo gaadiidley. Ganacsatada la soo xirey waxaa ka mid ahaa Maxamuud Cumar Caddaan iyo Cadceed Xaashi, waxaana la sheegey in ciidamo si gaar ah u tababaran ay magaalada ka soo xireen ayna muddo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-29T21:48:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"451\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/\",\"name\":\"Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-29T21:48:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg\",\"width\":640,\"height\":451},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan Muqdisho ku xiray ganacsato 10 ka badan oo ay ku jiraan kuwo caan ah iyo gaadiidley. Ganacsatada la soo xirey waxaa ka mid ahaa Maxamuud Cumar Caddaan iyo Cadceed Xaashi, waxaana la sheegey in ciidamo si gaar ah u tababaran ay magaalada ka soo xireen ayna muddo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-29T21:48:12+00:00","og_image":[{"width":640,"height":451,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/","name":"Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg","datePublished":"2020-09-29T21:48:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/XAAJI-ABUUKAR.jpg","width":640,"height":451},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ganacsade-maxamuud-cumar-caddaan-oo-muqdisho-lagu-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ganacsade Maxamuud Cumar Caddaan oo Muqdisho lagu xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151078"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151080,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151078\/revisions\/151080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151079"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}