{"id":151102,"date":"2020-09-30T10:24:07","date_gmt":"2020-09-30T07:24:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151102"},"modified":"2020-09-30T10:24:07","modified_gmt":"2020-09-30T07:24:07","slug":"mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/","title":{"rendered":"Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151103\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaarjo, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowaan Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ay ku sal gooyeen hannaanka geeddi socoda doorashooyinka ee 2020\/2021.<\/p>\n<p>Xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa kalsoonida siiyey heshiiskaasi oo ay walaac ka muujiyeen xubnaha beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Ansixinta barlamaanka kadib waxaa soo ifbaxay walaac ay qabaan siyaasiyiinta mucaaradka ah ee doonaya inay ka qayb qaataan doorasahda oo aan doonayn in la soo hormariyo doorashada.<\/p>\n<p>Siyaasiyiinta ugu tunka weyn mucaaradka oo awal ku haminayey in Farmaajo muddo kororsi samaynayo aanna dhaqaale ahaan isdiyaarin ayaa xogihii ugu dambeeyey sheegayaan inaysan haysan dhaqaale ay xilligaan kula loolamaan madaxdii hore ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha xilligaan talada haya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra\u2019iisul wasaarihii barlamaanku rideen Xasan Cali Khayre ayaa la sheegay inay yihiin cidda kaliya ee xilligaan u diyaarsan inay galaan loolanka madaxtinimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hormuudka siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa doonaya in doorashada dib loo dhigo ilaa bisha Novermber ee 2021, halka madaxweyne Farmaajo doonayo inuu doorasho qabto bisha April ee 2021.<\/p>\n<p>Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa xilligaan ku jirta xaalad cakiran maadaama aysan sanadihii ugu dambeeyey saamayn ku lahayn Soomaaliya, waxaana ay la\u2019dahay wadadii ay soo marin lahayd dhaqaalaha ay ku bixinayso doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wakiilka xoghayaha guud ee qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo shalay lakulmay Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa dhegaystay cabashada mucaaradka, wuxuuna sheegay in dibu dhigga iyo qabashada doorashadu ay xilligaan qusayso dhinacyada Soomaalida.<\/p>\n<p>Walaaca dhaqaale ee mucaaradka ahaa fursad siin doona Farmaajo iyo Khayre, waxaana dadka qaar iswaydiinayaan suura galnimada inay soo baxaan shaqsiyaad aan la saadaalin oo dhaqaale dibada ka soo xambaara.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaarjo, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowaan Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ay ku sal gooyeen hannaanka geeddi socoda doorashooyinka ee 2020\/2021. Xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa kalsoonida siiyey heshiiskaasi oo ay walaac ka muujiyeen xubnaha beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151103,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151102","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaarjo, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowaan Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ay ku sal gooyeen hannaanka geeddi socoda doorashooyinka ee 2020\/2021. Xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa kalsoonida siiyey heshiiskaasi oo ay walaac ka muujiyeen xubnaha beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-30T07:24:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/\",\"name\":\"Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-30T07:24:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaarjo, madaxweynayaasha dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa dhowaan Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ay ku sal gooyeen hannaanka geeddi socoda doorashooyinka ee 2020\/2021. Xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa kalsoonida siiyey heshiiskaasi oo ay walaac ka muujiyeen xubnaha beesha caalamka ee fadhigoodu yahay magaalada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-30T07:24:07+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/","name":"Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg","datePublished":"2020-09-30T07:24:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/maxresdefault-3.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mucaaradka-oo-codsaday-in-doorashada-dib-loo-dhigo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mucaaradka oo codsaday in doorashada dib loo dhigo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151102"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151102"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151102\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151104,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151102\/revisions\/151104"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151103"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151102"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151102"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151102"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}