{"id":151105,"date":"2020-09-30T12:13:09","date_gmt":"2020-09-30T09:13:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151105"},"modified":"2020-09-30T12:13:09","modified_gmt":"2020-09-30T09:13:09","slug":"sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/","title":{"rendered":"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151106\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg 650w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa-300x185.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa-356x220.jpg 356w\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/>Fadhi ay Maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka Kuwait, intii uu xanuusanaa Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Amiirkii dalkaas oo shalay Maraykanka ku geeriyooday.<\/p>\n<p>Sheekh Nawaaf oo ay walaalo ahaayeen Amiirka dhintay ayaa jeediyey hal kooban oo uu kaga hadlayo xaaladda dalkiisa iyo mas\u2019uuliyadda cusub ee loo dhaariyey, waxaana uu sheegay inuu shacabka dalkiisa uga tacsiyeynayo geerida Amiirka,<\/p>\n<p>Sidoo kale Sheekh Nawaaf ayaa waxaa uu tilmaamay inuu sii wadayo hawlaha dawladda, sida ay farayso mas\u2019uuliyadda uu qaaday.<\/p>\n<p>Amiir Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir ayaa Hawsha ugu horraysa ee shaqadiisa cusub waxay noqonaysaa aaska Amiirka oo ku geeriyooday dalka Maraykanka, diyaaradna lagu keenayo Maydkiisa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/gulfnews.com\/world\/gulf\/kuwait\/kuwait-sheikh-nawaf-al-ahmed-al-sabah-appointed-emir-1.1601396367673\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fadhi ay Maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka Kuwait, intii uu xanuusanaa Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Amiirkii dalkaas oo shalay Maraykanka ku geeriyooday. Sheekh Nawaaf oo ay walaalo ahaayeen Amiirka dhintay ayaa jeediyey hal kooban oo uu kaga hadlayo xaaladda dalkiisa iyo mas\u2019uuliyadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fadhi ay Maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka Kuwait, intii uu xanuusanaa Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Amiirkii dalkaas oo shalay Maraykanka ku geeriyooday. Sheekh Nawaaf oo ay walaalo ahaayeen Amiirka dhintay ayaa jeediyey hal kooban oo uu kaga hadlayo xaaladda dalkiisa iyo mas\u2019uuliyadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-30T09:13:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"650\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/\",\"name\":\"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg\",\"datePublished\":\"2020-09-30T09:13:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg\",\"width\":650,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait - Wardoon","og_description":"Fadhi ay Maanta yeesheen golaha Baarlamaanka dalka Kuwait ayaa lagu dhaariyey Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo ahaa sii hayaha Amiirka Kuwait, intii uu xanuusanaa Sheekh Sabaax Al-axmed Al-jaabir Amiirkii dalkaas oo shalay Maraykanka ku geeriyooday. Sheekh Nawaaf oo ay walaalo ahaayeen Amiirka dhintay ayaa jeediyey hal kooban oo uu kaga hadlayo xaaladda dalkiisa iyo mas\u2019uuliyadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-30T09:13:09+00:00","og_image":[{"width":650,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/","name":"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg","datePublished":"2020-09-30T09:13:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/aa.jpg","width":650,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-nawaaf-al-axmed-al-jaabir-oo-noqday-amiirka-cusub-ee-kuwait\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Nawaaf Al-axmed Al-jaabir oo noqday Amiirka cusub ee Kuwait"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151105"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151105"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151107,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151105\/revisions\/151107"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151106"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}