{"id":151108,"date":"2020-09-30T12:19:47","date_gmt":"2020-09-30T09:19:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151108"},"modified":"2020-09-30T12:32:24","modified_gmt":"2020-09-30T09:32:24","slug":"daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151109\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"451\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48-300x180.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48-696x419.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48-698x420.png 698w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Mudanayaal katirsan xildhibaanada golaha shacabka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in lala wareegey awooddii iyo go\u2019aan gaaristii barlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in guddoonka golaha shacabku uu la wareegey guud ahaanba awooddii barlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu ku eedeyey guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan inuu ku tagri falay wixii uu doonana ku samaysanayo awooddii xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cAniga baarlamaanka aan hadda ku jiro waxaan ku aqaanaa irida baarlamaan marka uu ka soo galo gacanta midig oo ay iyagu leeyhiin maleh guddoonkaa iska leh.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in golaha shacabku uu noqday meel wax loo yeeriyo sameeyana wixii uu ku amro guddoonka golaha shacabku, wuxuuna yiri \u201cTaaga haddii la yiraahdo wax uun lee u taaga way iska taagayaan.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambayntiina xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in arrintan ay saameyn ku yeelatay golaha, gaar ahaan isla xisaabtankii laga rabay.<\/p>\n<p>\u201cArrintaasi waxa ay daba rogtay isla xisaabtankii laga rabay Golaha Shacabka.\u201d ayuu yiri mar kale, xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WUeLNhD5BD8\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudanayaal katirsan xildhibaanada golaha shacabka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in lala wareegey awooddii iyo go\u2019aan gaaristii barlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in guddoonka golaha shacabku uu la wareegey guud ahaanba awooddii barlamaanka Soomaaliya. Waxa uu ku eedeyey guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151108","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mudanayaal katirsan xildhibaanada golaha shacabka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in lala wareegey awooddii iyo go\u2019aan gaaristii barlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in guddoonka golaha shacabku uu la wareegey guud ahaanba awooddii barlamaanka Soomaaliya. Waxa uu ku eedeyey guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-09-30T09:19:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-09-30T09:32:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"451\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/\",\"name\":\"DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png\",\"datePublished\":\"2020-09-30T09:19:47+00:00\",\"dateModified\":\"2020-09-30T09:32:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png\",\"width\":750,\"height\":451},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey - Wardoon","og_description":"Mudanayaal katirsan xildhibaanada golaha shacabka jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in lala wareegey awooddii iyo go\u2019aan gaaristii barlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka mid mudanayaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in guddoonka golaha shacabku uu la wareegey guud ahaanba awooddii barlamaanka Soomaaliya. Waxa uu ku eedeyey guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-09-30T09:19:47+00:00","article_modified_time":"2020-09-30T09:32:24+00:00","og_image":[{"width":750,"height":451,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/","name":"DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png","datePublished":"2020-09-30T09:19:47+00:00","dateModified":"2020-09-30T09:32:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/09\/Capture-48.png","width":750,"height":451},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-awooddii-baarlamaanka-waxaa-lawareegay-mursal-iyo-muudeey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Awoodii Baarlamaanka waxaa lawareegay Mursal iyo Muudeey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151108"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151108"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151112,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151108\/revisions\/151112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151109"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}