{"id":151154,"date":"2020-10-02T11:23:01","date_gmt":"2020-10-02T08:23:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151154"},"modified":"2020-10-02T11:23:01","modified_gmt":"2020-10-02T08:23:01","slug":"akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/","title":{"rendered":"(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151148\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1-1536x1024.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharixiinta u tartamaya labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka:<\/p>\n<p>HOOS KA AKHRISO SHURUUDAHA OO DHAMEYSTIRAN<\/p>\n<p>Lifaaqa 2. Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.<\/p>\n<p><strong>Shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka:.<\/strong><\/p>\n<p>1. In uu yahay muwaadin Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed<br \/>\n2. Dhimirkiisu u dhan yahay<br \/>\n3. Da\u2019diisu ka yarayn 25 sano<br \/>\n4. Aan xuquuuqdiisa muwaadinimo go\u2019aan maxkamadeed lagu hakin shanti (5) sano ee ugu danbeysay.<br \/>\n5. Uu leeyahay ugu yaraan aqoon dugsi sare ama waayo aragnimo u dhiganta.<br \/>\n6. In uusan ka tirsanayn ama wax xiiriir ah la lahayn kooxaha argagixisada ah<\/p>\n<p>7. In uu haysto waraaqda danbi la\u2019aanta ee hay\u2019adda danbi baarista (CID) ee dalka.<\/p>\n<p>8. Musharax kasta oo u tartamaya Galaha Shacabka ama Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waa in uu bixiyaa lacagta diiwan-galinta kuna shubaa xisaabta bankiga ee Guddiga Doorashooyinka.<\/p>\n<p>a. Lacagta diiwan-galinta Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Sare waxay noqonaysaa $20,000 (labaatan kun oo dollar) musharax kasta.<\/p>\n<p>b. Lacagta diiwan-galinta Musharaxiinta u tartamaya Aqalka Golaha Shacabka waxay noqonaysa $10,000, (Toban Kun oo dollar) musharax kasta.<\/p>\n<p>c. Lacagta diiwan-galinta Musharaxiinta dib looma celinayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharixiinta u tartamaya labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka: HOOS KA AKHRISO SHURUUDAHA OO DHAMEYSTIRAN Lifaaqa 2. Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka. Shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka:. 1. In uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151148,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151154","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharixiinta u tartamaya labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka: HOOS KA AKHRISO SHURUUDAHA OO DHAMEYSTIRAN Lifaaqa 2. Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka. Shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka:. 1. In uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-02T08:23:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/\",\"name\":\"(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-02T08:23:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal - Wardoon","og_description":"Madaxda DF iyo kuwa dowlad goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo Musharixiinta u tartamaya labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka: HOOS KA AKHRISO SHURUUDAHA OO DHAMEYSTIRAN Lifaaqa 2. Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka. Shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka:. 1. In uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-02T08:23:01+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/","name":"(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg","datePublished":"2020-10-02T08:23:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/dor-1.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-shuruudaha-musharixiinta-labada-aqal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) Shuruudaha Musharixiinta labada Aqal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151154"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151155,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151154\/revisions\/151155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151148"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}