{"id":151207,"date":"2020-10-03T11:48:54","date_gmt":"2020-10-03T08:48:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151207"},"modified":"2020-10-03T11:48:54","modified_gmt":"2020-10-03T08:48:54","slug":"farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/","title":{"rendered":"Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151208\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waaberigii hore ee saakay ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa u dhoofay Magaalada Jubba ee Caasimadda dalka Koonfurta Suudaan, waxaana safarka Madaxweynaha uu ahaa mid aan horey loo sii shaacin.<\/p>\n<p>Lama oga Ujeedka safarkaan Deg-dega ahaa ee Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ugu ambabaxay Magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan.<\/p>\n<p>Sidoo ma jiro wax war ah oo ah kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya oo ku aadan socdaalka Madaxweyne Farmaajo iyo Ujeedka safarkiisa uu saakay ugu baxay Koonfurta Suudaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waaberigii hore ee saakay ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa u dhoofay Magaalada Jubba ee Caasimadda dalka Koonfurta Suudaan, waxaana safarka Madaxweynaha uu ahaa mid aan horey loo sii shaacin. Lama oga Ujeedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waaberigii hore ee saakay ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa u dhoofay Magaalada Jubba ee Caasimadda dalka Koonfurta Suudaan, waxaana safarka Madaxweynaha uu ahaa mid aan horey loo sii shaacin. Lama oga Ujeedka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-03T08:48:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/\",\"name\":\"Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-03T08:48:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waaberigii hore ee saakay ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socday ayaa u dhoofay Magaalada Jubba ee Caasimadda dalka Koonfurta Suudaan, waxaana safarka Madaxweynaha uu ahaa mid aan horey loo sii shaacin. Lama oga Ujeedka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-03T08:48:54+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/","name":"Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-10-03T08:48:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/far-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-safar-deg-deg-ah-ku-aaday-koonfurta-suudaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo Oo Safar deg deg ah ku aaday Koonfurta Suudaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151207"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151209,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151207\/revisions\/151209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151208"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}