{"id":151229,"date":"2020-10-03T12:13:04","date_gmt":"2020-10-03T09:13:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151229"},"modified":"2020-10-03T12:14:03","modified_gmt":"2020-10-03T09:14:03","slug":"daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/","title":{"rendered":"DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151230\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><br \/>\nWasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlad goboleedka Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney ayaa ka hadlay kuraasta deegaan doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo dhowaan la shaaciyay.<\/p>\n<p>Sheekh Abuukar Xasan Cali Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay qalad tahay in qaar kamid ah kuraasta baarlamaanka federalka ee ay lahayd beesha gaaljecel in la wada geeyay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>\u201cWaa qalad weyn in beel wada degta gobolka Sh\/dhexe iyo Hiiraan la geeyo kuraastooda gobolka Hiiraan oo kaliya,taasna waxa ay ka dhigeysaa in beesha gaaljecel aysan degeneyn gobolka Sh\/dhexe.\u2019ayuu yiri Sheekh Abuukar Xasan Cali oo ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka Hirshabelle horena u soo noqday xildhibaan Baarlamaanka Federalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Sheekh Abuukar Xasan Cali ayaa ku eedeeyay xildhibaan Daahir Amiin Jeesow inuu bililiqeystey kursi ka wada dhexeeyay Beesha Lahube oo degta saddexda gobolada Hiiraan,Sh\/dhexe iyo Sh\/Hoose.<\/p>\n<p>\u201cSharciga ayaan horgeyn doonaa Daahir Amiin Jeesow oo u raray kursi dadka leh ay wada degen yihiin saddex gobol kamana yeeleyno in uu markale bililiqeysto kursigaas.\u201dayuu yiri XIldhibaan Abuukar Maqaney.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Sheekh Abuukar Xasan Cali ayaa ugu baaqay madaxda dowlada federalka iyo dowlad goboleedka Hirshabelle inay wax ka qabtaan kuraasta loo rartay gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dhowaan ayaa madaxda dowlad goboledyada dalka iyo madaxweynaha federalka iyo guddoomiyaha goolka banaadir kulankii ugu dambeeyay ee ay ku yeesheen Muqdisho ku soo saareen jadwalka doorashada iyo deegaameynta kuraasta doorashada, Waxaana gobolka Hiiraan la geeyay 25 kursi halka gobolka Sh\/dhexe la geeyay 13 kursi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SyDrMRYZ3f0\" width=\"696\" height=\"391\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlad goboleedka Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney ayaa ka hadlay kuraasta deegaan doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo dhowaan la shaaciyay. Sheekh Abuukar Xasan Cali Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay qalad tahay in qaar kamid ah kuraasta baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlad goboleedka Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney ayaa ka hadlay kuraasta deegaan doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo dhowaan la shaaciyay. Sheekh Abuukar Xasan Cali Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay qalad tahay in qaar kamid ah kuraasta baarlamaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-03T09:13:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-03T09:14:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/\",\"name\":\"DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png\",\"datePublished\":\"2020-10-03T09:13:04+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-03T09:14:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta dowlad goboleedka Hirshabelle Sheekh Abuukar Xasan Cali Maqaney ayaa ka hadlay kuraasta deegaan doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo dhowaan la shaaciyay. Sheekh Abuukar Xasan Cali Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Hirshabelle oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay qalad tahay in qaar kamid ah kuraasta baarlamaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-03T09:13:04+00:00","article_modified_time":"2020-10-03T09:14:03+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/","name":"DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png","datePublished":"2020-10-03T09:13:04+00:00","dateModified":"2020-10-03T09:14:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/aaaaaaaaaaaaas.png","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-kama-yeeleyno-in-xildhibaan-jeesow-markale-bililiqeysto-kursigeena\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- \u201dKama yeeleyno Xildhibaan Jeesow in markale bililiqeysto kursigeena.\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151229"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151229"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151232,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151229\/revisions\/151232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151230"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}