{"id":151377,"date":"2020-10-05T11:31:17","date_gmt":"2020-10-05T08:31:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151377"},"modified":"2020-10-05T11:31:17","modified_gmt":"2020-10-05T08:31:17","slug":"qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/","title":{"rendered":"Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3-2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3-2.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay muddo kadib dib u furay wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Jidadka la furay oo ay markii hore dhibaatooyin ku qabeen shacabka ayaa waxaa xalay laga qaaday dhagxaantii lagu jaray, ama lagu xiray.<\/p>\n<p>Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay wadooyinkaasi oo u furan islamarkaana la isticmaalayo, iyaga oo si aad ah u soo dhoweeyey tallaabadaasi.<\/p>\n<p>Meelaha dhagxaanta laga qaaday waxaa ka mid ah isgoysyada, Tarabuunka, Sheekh Cali Suufi, Digfeer, Danwadaagaha iyo wadooyin kale oo jidcadayaal ah.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa jira wadooyin weli xiran oo ay yaallaan dhagxaan iyo carro tuur horey loogu xiray, si loo hakiyo isticmaalka gaadiidka.<\/p>\n<p>Muqdisho ayaa muddo fog ku jirtay xaalad adag oo kala wareeg ah, iyadoo dadku ay ka cabanayeen xirnaashaha wadooyinka waa weyn ee caasimada, kuwaas oo sababay inay kala xiranto magaalada, islamarkaana ay isaga kala gooshi waayeen gaadiidka BL-ka.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee arrintan ayaa ku soo aadeysa, xilli dowladda federaalka uu ka sii dhamaanayo muddo xileedka, islamarkaana ay isku diyaarineyso doorashada 2020\/21.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151378\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-4.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-4-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-4-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-4-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/1-4-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151379\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3-2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3-2.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/3-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay muddo kadib dib u furay wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho. Jidadka la furay oo ay markii hore dhibaatooyin ku qabeen shacabka ayaa waxaa xalay laga qaaday dhagxaantii lagu jaray, ama lagu xiray. Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay wadooyinkaasi oo u furan islamarkaana la isticmaalayo, iyaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151377","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay muddo kadib dib u furay wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho. Jidadka la furay oo ay markii hore dhibaatooyin ku qabeen shacabka ayaa waxaa xalay laga qaaday dhagxaantii lagu jaray, ama lagu xiray. Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay wadooyinkaasi oo u furan islamarkaana la isticmaalayo, iyaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-05T08:31:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/\",\"name\":\"Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-05T08:31:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay muddo kadib dib u furay wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho. Jidadka la furay oo ay markii hore dhibaatooyin ku qabeen shacabka ayaa waxaa xalay laga qaaday dhagxaantii lagu jaray, ama lagu xiray. Dadweynaha magaalada Muqdisho ayaa saaka ku soo toosay wadooyinkaasi oo u furan islamarkaana la isticmaalayo, iyaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-05T08:31:17+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/","name":"Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg","datePublished":"2020-10-05T08:31:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/2-3.jpg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-ka-mid-dhagxaanta-la-dhigey-wadooyinka-muqdisho-oo-la-qaadaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar ka mid dhagxaanta la dhigey wadooyinka Muqdisho oo la qaaday+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151377"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151377"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151377\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151381,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151377\/revisions\/151381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151379"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151377"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151377"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151377"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}