{"id":151443,"date":"2020-10-06T11:25:58","date_gmt":"2020-10-06T08:25:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151443"},"modified":"2020-10-06T11:25:58","modified_gmt":"2020-10-06T08:25:58","slug":"maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/","title":{"rendered":"Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151444\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303-696x392.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/>Dowlad-deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa ku hanjabtay in aysan qaadan doonin amarka kasoo baxa dowladda Federaalka Itoobiya, iyagoona ka hadlay sababta ay arrintaas u sameeynayan.<br \/>\nDowlad-deegaanka Tigray ayaa sheegtay in laga bilaabo 5-tii bishaan Octoober uu ku ekaa xilliga Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed, balse waqti loogu daray sababo la xiriira dib u dhac ku yimid doorashada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Aqalka Baarlamaanka Itoobiya Adem Farah ayaa Jimcihii sheegay in dowladdu ay u bannaan tahay qaabab kala duwan oo ay ula macaamili karto xiisadda gobolka Tigray, kuwaas oo ay ka mid yihiin inay xilka ka qaaddo xubnaha sare ee gobolka sidoo kalena ay ciidamo u dirto.<\/p>\n<p>Maamulka Tigray ayaa warqad u qoray beesha caalamka taas oo uu kaga dalbanayo inay dowladda federaalka cadaadis ku saaraan oggolaanshaha baaqa nabadda ee ka soo yeeray Isbahaysiga Xoogagga Fedaraaliga ah ee Itoobiya, isla markaana ay dalka ka hor istaagaan inuu burburo.<\/p>\n<p><iframe src=\"\/\/players.brightcove.net\/665003303001\/BrG3w7rsI_default\/index.html?videoId=6197648155001\" frameborder=\"600\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 600px; overflow: hidden; line-height: 600;\" class=\"mce_SELRES_start\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span>\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad-deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa ku hanjabtay in aysan qaadan doonin amarka kasoo baxa dowladda Federaalka Itoobiya, iyagoona ka hadlay sababta ay arrintaas u sameeynayan. Dowlad-deegaanka Tigray ayaa sheegtay in laga bilaabo 5-tii bishaan Octoober uu ku ekaa xilliga Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed, balse waqti loogu daray sababo la xiriira dib u dhac [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad-deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa ku hanjabtay in aysan qaadan doonin amarka kasoo baxa dowladda Federaalka Itoobiya, iyagoona ka hadlay sababta ay arrintaas u sameeynayan. Dowlad-deegaanka Tigray ayaa sheegtay in laga bilaabo 5-tii bishaan Octoober uu ku ekaa xilliga Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed, balse waqti loogu daray sababo la xiriira dib u dhac [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-06T08:25:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/\",\"name\":\"Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-06T08:25:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg\",\"width\":700,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya - Wardoon","og_description":"Dowlad-deegaanka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa ku hanjabtay in aysan qaadan doonin amarka kasoo baxa dowladda Federaalka Itoobiya, iyagoona ka hadlay sababta ay arrintaas u sameeynayan. Dowlad-deegaanka Tigray ayaa sheegtay in laga bilaabo 5-tii bishaan Octoober uu ku ekaa xilliga Xukuumadda Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed, balse waqti loogu daray sababo la xiriira dib u dhac [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-06T08:25:58+00:00","og_image":[{"width":700,"height":394,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/","name":"Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg","datePublished":"2020-10-06T08:25:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/53789333_303.jpg","width":700,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maamulka-tigray-oo-diiday-inay-ka-amar-qaataan-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maamulka Tigray oo diiday inay ka amar qaataan Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151443"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151443"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151445,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151443\/revisions\/151445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151444"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}