{"id":151509,"date":"2020-10-07T11:12:52","date_gmt":"2020-10-07T08:12:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151509"},"modified":"2020-10-07T11:12:52","modified_gmt":"2020-10-07T08:12:52","slug":"daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah  heshiiska doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151511\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png\" alt=\"\" width=\"606\" height=\"473\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png 606w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8-300x234.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8-538x420.png 538w\" sizes=\"(max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka falceliyay heshiiskii madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ee dhigayay in murashaxii doonaya inuu isu soo sharxo xubinnimada labada aqal ee baarlamaanka laga doonayo lacag dhan 10 kun iyo 20 kun.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sheegay in taasi ay la macno tahay qofkii aan lacagtaas heysan inuusan ka qeyb geli karin siyaasadda dalka iyo hay\u2019addaha dastuuriga ee dalka yeelan doono.<\/p>\n<p>Xasan SHeekh oo wareysi siiyay telefishinka Somali Cable ayaa sheegay in tallaabadaasi ay horseedi doonto in qofkii dhaqaale haysan uusan ka qeyb geli karin siyaasadda, taasina ay tahay arrin aan la fahmi karin oo dowladda looga baahan yahay inay qeexdo.<\/p>\n<p>\u201cAnigu ma qabo in arrintaasi ay tahay wax fiican, doorashadii hore annagu wax badan ayaa nagu qasbay in halkas la geeyo, ee raali kama aheyn, markaad tiraahdo murashax walba oo in la doorto rabo, 20 kun dollar diiwaan gelin ayuu bixinayaa, macnaheedu waxay tahay nin kastoo muwaadin ah oo 20 kun haysan ma is sharaxi karo, waxna ma noqon karo, arrintaasina ma ahan arrin sax ah, wax kalifayana ma garan karo, dowladda ayaa laga rabbaa inay dadka u sharaxdo, muwaadinka xuquuqdiisana in lacag lagu xero ma ahan qofkii lacag heysan siyaasadda kama qeyb geli karo ayey la macno tahay,\u201d ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh oo tilmaamay in doorashadii hore doorashada madaxweynaha 20 kun aheyd, haadana xildhibaankii laga doonayo 20 kun.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu sheegay in dad badan ay shuruudaasi ay ugu hari doonaan ka qeyb-galka doorashooyinka iyo siyaasadda.<\/p>\n<p>Mudanayaashii baarlamaanka ee 2016-kii la doortay ayaa laga qaaday Aqalka Hoose iyo kan sare 10-kun Dollar halka haweenka 5-kun laga qaaday, halka murashaxiinta madaxweyne laga qaaday 20-kun.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2Py6YvzrRT8\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka falceliyay heshiiskii madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ee dhigayay in murashaxii doonaya inuu isu soo sharxo xubinnimada labada aqal ee baarlamaanka laga doonayo lacag dhan 10 kun iyo 20 kun. Xasan Sheekh ayaa sheegay in taasi ay la macno tahay qofkii aan lacagtaas heysan inuusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah heshiiska doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah heshiiska doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka falceliyay heshiiskii madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ee dhigayay in murashaxii doonaya inuu isu soo sharxo xubinnimada labada aqal ee baarlamaanka laga doonayo lacag dhan 10 kun iyo 20 kun. Xasan Sheekh ayaa sheegay in taasi ay la macno tahay qofkii aan lacagtaas heysan inuusan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-07T08:12:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"606\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"473\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah heshiiska doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png\",\"datePublished\":\"2020-10-07T08:12:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png\",\"width\":606,\"height\":473},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah heshiiska doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah heshiiska doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah heshiiska doorashada - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka falceliyay heshiiskii madaxda dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada ee dhigayay in murashaxii doonaya inuu isu soo sharxo xubinnimada labada aqal ee baarlamaanka laga doonayo lacag dhan 10 kun iyo 20 kun. Xasan Sheekh ayaa sheegay in taasi ay la macno tahay qofkii aan lacagtaas heysan inuusan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-07T08:12:52+00:00","og_image":[{"width":606,"height":473,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah heshiiska doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png","datePublished":"2020-10-07T08:12:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-8.png","width":606,"height":473},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-oo-diiday-qodob-kamid-ah-heshiiska-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh oo diiday qodob kamid ah heshiiska doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151509"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151509"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151512,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151509\/revisions\/151512"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151511"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}