{"id":151549,"date":"2020-10-08T17:42:31","date_gmt":"2020-10-08T14:42:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151549"},"modified":"2020-10-08T17:42:31","modified_gmt":"2020-10-08T14:42:31","slug":"wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/","title":{"rendered":"Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151550\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in uu fashil kusoo dhamaaday wadahadalo u socday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo xubno katirsan kooxda Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoor Qoor ayaana Madaxtooyada Galmudug kulan gaar ah kula yeeshay Sheekh Cabdirisaaq Ashcari oo kamid ah hogaanka kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan magaalada Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay kulankan ayaa looga hadlayay sidii loo dhameyn lahaa khilaafka u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Sunna gaar ahaan hubkii kooxdaasi laheyd sidii maamulka loogu wareejin lahaa.<\/p>\n<p>Sheekh Cabdirisaaq Ashcari ayaa Madaxweynaha Galmudug hordhigay shuruudo dhoor ah si wadahadalka u guuleesto, waxa uuna u sheegay in muhiim tahay in Galmudug qeyb ka noqdaan kooxda Ahlu Sunna lagana siiyo wasiiro iyo xilal kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p>Waxa uu hogaamiyahan katirsan Ahlu Sunna Madaxweyne Qoor Qoor u sheegay in usoo halgameen Galmudug ayna xaq u leeyihiin in saami fiican ku yeeshaan, waxa uuna hor dhigay in muhiim tahay in isku shaandheyn lagu sameeyo Wasiirada Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoor Qoor ayeyna ku adkaatay fulinta shuruudaha qaar ee Ahlu Sunna hor dhigtay sida isku shaandheynta Wasiirada iyo xilal badan ay codsadeen,kulanka ayaana kusoo dhamaaday natiijo la\u2019ana iyadoona loo balamay kulamo kale.<\/p>\n<p>Ahlu Sunna oo awood badan ku laheyd magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel ayaa markii dambe awood looga saaray magaalooyinkaasi, markii uu xilka Madaxweynaha Galmudug loo doortay Qoor Qoor.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in uu fashil kusoo dhamaaday wadahadalo u socday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo xubno katirsan kooxda Ahlu Sunna. Madaxweyne Qoor Qoor ayaana Madaxtooyada Galmudug kulan gaar ah kula yeeshay Sheekh Cabdirisaaq Ashcari oo kamid ah hogaanka kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in uu fashil kusoo dhamaaday wadahadalo u socday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo xubno katirsan kooxda Ahlu Sunna. Madaxweyne Qoor Qoor ayaana Madaxtooyada Galmudug kulan gaar ah kula yeeshay Sheekh Cabdirisaaq Ashcari oo kamid ah hogaanka kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-08T14:42:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/\",\"name\":\"Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-08T14:42:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegaya in uu fashil kusoo dhamaaday wadahadalo u socday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo xubno katirsan kooxda Ahlu Sunna. Madaxweyne Qoor Qoor ayaana Madaxtooyada Galmudug kulan gaar ah kula yeeshay Sheekh Cabdirisaaq Ashcari oo kamid ah hogaanka kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-08T14:42:31+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/","name":"Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg","datePublished":"2020-10-08T14:42:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Qoor-Qoor.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wadahadalkii-qoor-qoor-iyo-ahlu-sunna-oo-fashil-ku-dhamaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wadahadalkii Qoor Qoor iyo Ahlu Sunna oo fashil ku dhamaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151549"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151549"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151551,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151549\/revisions\/151551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151550"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}