{"id":151598,"date":"2020-10-10T11:41:43","date_gmt":"2020-10-10T08:41:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151598"},"modified":"2020-10-10T11:41:43","modified_gmt":"2020-10-10T08:41:43","slug":"dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","title":{"rendered":"Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku  Marxuum Cali Khaliif Galeyr"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151547\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg\" alt=\"\" width=\"675\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr.jpg 675w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/cali-khaliif-galayr-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 675px) 100vw, 675px\" \/>Sii-hayaha Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullahi Warsame Bidhaan ayaa ku gacan seyray dalab ka yimid qoyska Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo ahaa in baaris dheeraad ah lagu sameeyo sababta uu u geeriyooday<\/p>\n<p>Bidhaan oo xubin ka ah guddiga loo xil-saaray aaska Qaran ee loo sameynayo Cali Khaliif Galayr ayaa caddeeyey in meydka marxuum Cali Khaliif marka la keeno Muqdisho la aasayo, isla markaana aysan jirin baaritaan cusub oo lagu sameynayo.<\/p>\n<p>\u201cMaydka Marxuum Cali Khaliif Galayr waxaa lagu aasayaa Muqdisho, madaxda sare ee dalka ayaa ka qaybgaleysa salaadda janaasada, marka lagu tukado kadib waa la aasi doonaa\u201d ayuu yiri Wasiir Bidhaan oo intaa ku daray in meydka marxuumka maanta la keenayo Muqdisho lana aasayo.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka ayaa yimid saacado ka dib markii ehellada marxuumka ay dalbadeen in la baaro, maadaama shaki ay ka qabaan sababta geeridiisa oo maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya uu ku sheegay iney ka dambeysay cudurka Coronavirus oo haleelay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sii-hayaha Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullahi Warsame Bidhaan ayaa ku gacan seyray dalab ka yimid qoyska Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo ahaa in baaris dheeraad ah lagu sameeyo sababta uu u geeriyooday Bidhaan oo xubin ka ah guddiga loo xil-saaray aaska Qaran ee loo sameynayo Cali Khaliif Galayr ayaa caddeeyey in meydka marxuum Cali Khaliif [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151598","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sii-hayaha Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullahi Warsame Bidhaan ayaa ku gacan seyray dalab ka yimid qoyska Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo ahaa in baaris dheeraad ah lagu sameeyo sababta uu u geeriyooday Bidhaan oo xubin ka ah guddiga loo xil-saaray aaska Qaran ee loo sameynayo Cali Khaliif Galayr ayaa caddeeyey in meydka marxuum Cali Khaliif [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-10T08:41:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/F7E94EAC-6B89-446F-B599-E10993CE51BC_w1080_h608_s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\",\"name\":\"Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/F7E94EAC-6B89-446F-B599-E10993CE51BC_w1080_h608_s.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-10T08:41:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/F7E94EAC-6B89-446F-B599-E10993CE51BC_w1080_h608_s.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/F7E94EAC-6B89-446F-B599-E10993CE51BC_w1080_h608_s.jpg\",\"width\":1080,\"height\":608},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku Marxuum Cali Khaliif Galeyr\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon","og_description":"Sii-hayaha Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullahi Warsame Bidhaan ayaa ku gacan seyray dalab ka yimid qoyska Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo ahaa in baaris dheeraad ah lagu sameeyo sababta uu u geeriyooday Bidhaan oo xubin ka ah guddiga loo xil-saaray aaska Qaran ee loo sameynayo Cali Khaliif Galayr ayaa caddeeyey in meydka marxuum Cali Khaliif [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-10T08:41:43+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":608,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/F7E94EAC-6B89-446F-B599-E10993CE51BC_w1080_h608_s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/","name":"Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku Marxuum Cali Khaliif Galeyr - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/F7E94EAC-6B89-446F-B599-E10993CE51BC_w1080_h608_s.jpg","datePublished":"2020-10-10T08:41:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/F7E94EAC-6B89-446F-B599-E10993CE51BC_w1080_h608_s.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/F7E94EAC-6B89-446F-B599-E10993CE51BC_w1080_h608_s.jpg","width":1080,"height":608},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-somalia-oo-diiday-in-baaritaan-lagu-sameeyo-maydka-ku-marxuum-cali-khaliif-galeyr\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Somalia oo diiday in baaritaan lagu sameeyo maydka ku Marxuum Cali Khaliif Galeyr"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151598"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151598"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151598\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151599,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151598\/revisions\/151599"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151555"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}