{"id":151621,"date":"2020-10-11T10:48:36","date_gmt":"2020-10-11T07:48:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151621"},"modified":"2020-10-11T10:48:36","modified_gmt":"2020-10-11T07:48:36","slug":"waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/","title":{"rendered":"Waare oo ay xaaladu ku xuntahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151622\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa 29-kii bishii 8-aad ee sanadkaan magacaabay Guddiga Farsamada ee soo xulista baarlamaanka 2-aad HirShabeelle, guddigaas oo ka kooban 11-xubnood oo dhamaantood rag ah.<\/p>\n<p>Guddigan oo shaqa galay muddo kadib ayaa jadwalkii ay soo saareen waxaa ka soo horjeestay Madaxweynihii magacaabay isagoo sidoo kale duray qaab dhismeedka Guddiga.<\/p>\n<p>Dad badan ayaa is weydiiyay haddii uu gudigaan qalad ka jiro maxaa loo xalin waayay muddadii ay fadhiyeen? Muxuu Madaxweyne Waare ku qoomay guddigii uu magacaabay? Iyo su\u2019aalo kale.<\/p>\n<p>dad badan oo xog ogaal ah ayaa sheegay inay keentay laba arrin in Waare ka laabto qorshihiisii guddiga soo xulista baarlamaanka 2-aad ee HirShabeelle.<\/p>\n<p>1) \u2013 Madaxweyne Waare ayaa la sheegay in markii uu magacaabayay Guddigaan uu heshiis la galay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Madaxweyne ku xigeenka HirShabeelle, kaasi oo ahaa in uu soo saaro Cali Guudlaawe oo u tartamaya Madaxweynaha xiga ee HirShabeelle.<\/p>\n<p>2) \u2013 Iyo in isaga la siin doono lacag iyo in lagu dari doono wakiilada dowladda Soomaaliya ku matala UN, AU, IGAD ama hay\u2019ado kale oo caalami ah midkood.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare oo heshiiskaan raali ku ahaa ayaa hadda isbadalay kadib markii ay cadaadis saareen Beesha uu ka soo jeedo oo diidan in ay Madaxweyne noqoto qof aan ka soo jeedin Beesha iyo sidoo kale isagoon wali helin waxyaabihii kale ee loo balan qaaday.<\/p>\n<p>Iyadoo laga faa\u2019ideysanayo magacaabistiisa Guddiga ayaa sidoo kale todobaadkaan la shiriyay xubnaha baarlamaanka ee ka soo jeeda HirShabeelle kuwaas oo ku jira dowladda Soomaaliya, waxayna taageereen guddigaan iyagoo sidoo kale sheegay in muwaadin kasta oo reer HirShabeelle kasoo jeeda uu qaban karo xilka Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiyaha baarlamaanka HirShabeelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed oo shalay gaaray Jowhar ayaa maanta kormeeray guddiga oo shaqadiisa watay taas oo ka dhigan in ay socon weysay is hortaagii Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Waxaan la ogeyn halka ay ku dambeyn doonto xaaladda HirShabeelle oo hadda ku jirta waqti kala guur ah, iyadoo sidoo kalane ay jiraan tabashooyin badan oo ay qabaan beelaha iyo dhaqanka qaarkood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa 29-kii bishii 8-aad ee sanadkaan magacaabay Guddiga Farsamada ee soo xulista baarlamaanka 2-aad HirShabeelle, guddigaas oo ka kooban 11-xubnood oo dhamaantood rag ah. Guddigan oo shaqa galay muddo kadib ayaa jadwalkii ay soo saareen waxaa ka soo horjeestay Madaxweynihii magacaabay isagoo sidoo kale duray qaab dhismeedka Guddiga. Dad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151622,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151621","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waare oo ay xaaladu ku xuntahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waare oo ay xaaladu ku xuntahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa 29-kii bishii 8-aad ee sanadkaan magacaabay Guddiga Farsamada ee soo xulista baarlamaanka 2-aad HirShabeelle, guddigaas oo ka kooban 11-xubnood oo dhamaantood rag ah. Guddigan oo shaqa galay muddo kadib ayaa jadwalkii ay soo saareen waxaa ka soo horjeestay Madaxweynihii magacaabay isagoo sidoo kale duray qaab dhismeedka Guddiga. Dad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-11T07:48:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/\",\"name\":\"Waare oo ay xaaladu ku xuntahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-11T07:48:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waare oo ay xaaladu ku xuntahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waare oo ay xaaladu ku xuntahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waare oo ay xaaladu ku xuntahay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa 29-kii bishii 8-aad ee sanadkaan magacaabay Guddiga Farsamada ee soo xulista baarlamaanka 2-aad HirShabeelle, guddigaas oo ka kooban 11-xubnood oo dhamaantood rag ah. Guddigan oo shaqa galay muddo kadib ayaa jadwalkii ay soo saareen waxaa ka soo horjeestay Madaxweynihii magacaabay isagoo sidoo kale duray qaab dhismeedka Guddiga. Dad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-11T07:48:36+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/","name":"Waare oo ay xaaladu ku xuntahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg","datePublished":"2020-10-11T07:48:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/WAARE-1.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/waare-oo-ay-xaaladu-ku-xuntahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waare oo ay xaaladu ku xuntahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151621"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151621"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151623,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151621\/revisions\/151623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151622"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}