{"id":151636,"date":"2020-10-11T11:10:03","date_gmt":"2020-10-11T08:10:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151636"},"modified":"2020-10-11T11:10:03","modified_gmt":"2020-10-11T08:10:03","slug":"rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/","title":{"rendered":"RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151289\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 23 malmood ka dib la sugayaa dhismaha xubnaha golihiisa wasiiradda, waxaana si weyn isha loogu hayaa hanaanka dhismaha golahan oo ay maalmo tirsan uga hareen mudo xileedka guud ee dawladda Faderaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saacadihii lasoo dhaafay 2 goor ayay soo baxeen wararka sheegaya in la shaacinayo liiska golaha wasiirada, balse labada jeerba dibu dhac ayaa jiray kaas oo ku saleysan arrimaha oo ahaa kuwa aan wali dhamaanin.<\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan macluumaadka laga helayo Xaafiiska Raysalwasaaraha, waxaa wali kooban natiijada ku wajahan in liiska la dhameystiray, iyadoo ay jiraan caqabado ku saleysan magacabida golahan.<\/p>\n<p>Isku heysi ku wajahan xagga wasaaraddaha qaarkood sida ay u qeybsanayaan beelaha waa weyn ayaa taagan, iyadoo wasaaraddaha qaarkood ee hadda muranka ka jiro ay ku jiraan kuwa B-da ah oo ay qeyb-ba gaar u doonayaan.<\/p>\n<p>Raysalwasaaraha ayaa doonaya in golaha u soo galiyo xubno cusub, halka ay Madaxtooyada Soomaaliya doonayso in wasiiradii hore waxyar laga bedelo, badankooda lasoo celiyo si aysan u dhicin dibu dhac ku yimaada hanaanka shaqooyinka.<\/p>\n<p>Qof kasta oo hadda loo magacaabo jagooyinka walaaca ayaa ka taagan ah in uu noqdo Ole-ole siyaasadeed qof sameeya, taas oo ay Madaxtooyadu u aragto halis weyn in golaha ay soo galaan xubno katirsan mucaaradkeeda, xili ay warar cadeynayaan in Mr Rooble doonayo in mucaaradka uu saami ka siiyo golihiis Xukuumadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 23 malmood ka dib la sugayaa dhismaha xubnaha golihiisa wasiiradda, waxaana si weyn isha loogu hayaa hanaanka dhismaha golahan oo ay maalmo tirsan uga hareen mudo xileedka guud ee dawladda Faderaalka Soomaaliya. Saacadihii lasoo dhaafay 2 goor ayay soo baxeen wararka sheegaya in la shaacinayo liiska golaha wasiirada, balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151289,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151636","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 23 malmood ka dib la sugayaa dhismaha xubnaha golihiisa wasiiradda, waxaana si weyn isha loogu hayaa hanaanka dhismaha golahan oo ay maalmo tirsan uga hareen mudo xileedka guud ee dawladda Faderaalka Soomaaliya. Saacadihii lasoo dhaafay 2 goor ayay soo baxeen wararka sheegaya in la shaacinayo liiska golaha wasiirada, balse [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-11T08:10:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/\",\"name\":\"RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-11T08:10:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda? - Wardoon","og_description":"Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa 23 malmood ka dib la sugayaa dhismaha xubnaha golihiisa wasiiradda, waxaana si weyn isha loogu hayaa hanaanka dhismaha golahan oo ay maalmo tirsan uga hareen mudo xileedka guud ee dawladda Faderaalka Soomaaliya. Saacadihii lasoo dhaafay 2 goor ayay soo baxeen wararka sheegaya in la shaacinayo liiska golaha wasiirada, balse [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-11T08:10:03+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/","name":"RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-10-11T08:10:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/RW-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-muxuu-ula-soo-daahay-golihiisa-wasiiradda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"RW Rooble, muxuu ula soo daahay Golihiisa wasiiradda?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151636"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151636"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151636\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151637,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151636\/revisions\/151637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151289"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151636"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151636"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151636"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}