{"id":151638,"date":"2020-10-11T11:13:40","date_gmt":"2020-10-11T08:13:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151638"},"modified":"2020-10-11T22:24:01","modified_gmt":"2020-10-11T19:24:01","slug":"daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo bixiyey wareysi dhif iyo naadir ah ayaa wuxuu kaga hadlay waayihiisa nololeed iyo arrimo kale oo xasaasi ah.<\/p>\n<p>Cali Mahdi oo u warramay TV-ga Soomaali Cable ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin kala duwan oo uu la kulmay, sida dagaalkii uu lagalay General Maxamed Faarax Caydiid.<\/p>\n<p>Ugu horreyn waxaa la weydiyey su\u2019aal la xiriirta, haddii uu weligiis sameeyey xatooyo xool dadweyne, intii uu madaxweynaha ahaa iyo ka horba.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cali Mahdi ayaa qirtay inuu sameeyey xatooyo, wuxuuna sheegay in isaga oo dhalinyaro ah 1968-dii uu xaday lacag gaareyso 25 kun oo Shilin Soomaali ah, islamarkaana uu ku dhistay guri uu ku lahaa xaafadda Siigaale ee degmada Hodan.<\/p>\n<p>\u201cXoolo dadweyne anigu waa xaday anoo yar oo dhalinyaraa oo 20 jir ah ayaa waxaan xaday 25 kun oo shilin Soomaali ah 1968-dii waaye, waxaana ku dhistay guri Siigaale ku yaallay oo aan daganaay, 3000 dhul ayaan kala baxay 3000 Injineerka ayaan siiyey inta kalena alaab ayaan ku gatay.\u201d ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cali Mahdi Maxamed ayaa sidoo kale intaasi ku daray in markii uu dib u bartay Diinta uu Sadaqeeyey gurigaasi.<\/p>\n<p>\u201cDiinta marka aan dib u bartay waxaan ogaaday inaan qatar ku jiro oon guriga aan daganahay xalaal ii aheyn, waxaa ku cunaayana ay xalaal aheyn waxa igu dhashayna uu Ilaahey ogyahay xaaladooda, gurigii waa Sadaqeeyey.\u201d ayuu markale yiri.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi sii raaciyey \u201cMuddo ka bacdi, hadana waa fakiray waxaan iri Sadaqo waxa aad adigu leedahay ayaad Sadaqeysataa see adiga deyn laguugu lahaa u Sadqeynee?. waan baxay bangiga dhexe ayaa tegay waa xilliga Xasan Sheekh Maxamuud, Bashiir Ciise ayaan u tegay guddoomiyihii Bangiga Dhexe waxaan ku iri Bashiirow 1968-dii Dollarku meeqow ahaay wuxuu ahaay ayuu yiri lix shilin 18 sinti, 25 kun iigu qeybi, waxay noqotay 4045 Dollar, kadib Xasan Sheekh ayaan u tegay waxaan iri lacag ayaa la\u2019iigu leeyahay dowladaa lacag igu leh ii sheeg sidaan yeelaayo ma\u2019adaan kuu keenaa mise meel ayaad ii sheegeysaa oo aan geynaa bangiga dhexe ku shub ayuu yiri, waana geeyey.\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inuu ka qoomameeyo labo arrin oo dhacday waayihiisii, gaar ahaan intii uu dalka ka ahaa madaxweynaha.<\/p>\n<p>Cali Mahdi ayaa tilmaamay in labadaas qodob ay yihiin go\u2019aankii ku dhaawaqay Ra\u2019iisul wasaarihiisii Cumar Carte Qaalib ee uu ku kala diray ciidamada Qaranka iyo dagaalkii uu la galay Ceydiid ee markii dambe isku bedalay dagaal u dhexeeya Habar-gidir iyo Abgaal.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Z9l51Q8s6Gs\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo bixiyey wareysi dhif iyo naadir ah ayaa wuxuu kaga hadlay waayihiisa nololeed iyo arrimo kale oo xasaasi ah. Cali Mahdi oo u warramay TV-ga Soomaali Cable ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin kala duwan oo uu la kulmay, sida dagaalkii uu lagalay General [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151639,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo bixiyey wareysi dhif iyo naadir ah ayaa wuxuu kaga hadlay waayihiisa nololeed iyo arrimo kale oo xasaasi ah. Cali Mahdi oo u warramay TV-ga Soomaali Cable ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin kala duwan oo uu la kulmay, sida dagaalkii uu lagalay General [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-11T08:13:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-11T19:24:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-12.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"705\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"485\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-12.png\",\"datePublished\":\"2020-10-11T08:13:40+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-11T19:24:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-12.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-12.png\",\"width\":705,\"height\":485},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo bixiyey wareysi dhif iyo naadir ah ayaa wuxuu kaga hadlay waayihiisa nololeed iyo arrimo kale oo xasaasi ah. Cali Mahdi oo u warramay TV-ga Soomaali Cable ayaa soo hadal qaaday dhacdooyin kala duwan oo uu la kulmay, sida dagaalkii uu lagalay General [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-11T08:13:40+00:00","article_modified_time":"2020-10-11T19:24:01+00:00","og_image":[{"width":705,"height":485,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-12.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/","name":"DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-12.png","datePublished":"2020-10-11T08:13:40+00:00","dateModified":"2020-10-11T19:24:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-12.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-12.png","width":705,"height":485},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-mahdi-oo-qirtay-inuu-lacag-xaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cali Mahdi oo qirtay inuu lacag xaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151638"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151638"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151646,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151638\/revisions\/151646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151639"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}