{"id":151696,"date":"2020-10-13T10:17:52","date_gmt":"2020-10-13T07:17:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151696"},"modified":"2020-10-13T10:19:16","modified_gmt":"2020-10-13T07:19:16","slug":"madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151697\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3-300x180.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3-696x418.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni, ayaa wax ka badal ku sameeyay magaciisa rasmiga ah ee loo yaqaanay, waxa uuna Madaxweynaha hada magaciisa kusoo kordhiyay magac yaraantiisii loo bixiyay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaana hada kusoo daray magaciisa \u2018Tibuhaburwa\u2019 oo micno ahaan marka la fasiro luqada \u201dRunyankore\u201d noqoneysa \u201cQofka aan qaadan talada ama la sixi karin\u201d magacan ayaana ahaa mid ilmo nimadiisa Madaxweynaha loo bixiyay.<\/p>\n<p>Sida uu shaaciyay Madaxweynaha dalka Uganda magaciisa rasmiga ah ayaa hada kadib noqonaya Yoweri Tibuhaburwa Kaguta Museveni, waana markii ugu horeesay uu shaaciyay magacan cusub oo yaraantiisi loogu yeeri jiray.<\/p>\n<p>Sida uu muujinayo dokumenti dhanka sharciga ah oo lasoo saaray 6-dii bishan Oktoobar, in magacan ay hada baranayaan bulshada reer Uganda uu weligiisba ku qornaa shahaadooyinka waxbarasho ee madaxweynaha.<\/p>\n<p>Baraha bulshada dalka Uganda ayuuna hadal heyn badan ka abuuray magacan cusub uu shaaciyay Madaxweynaha dalka Uganda, waxaana la isweediiyay waxa ay aheyd shaqada lataliyaasha Madaxweynaha markii uu go\u2019aankan cusub gaarayay.<\/p>\n<p>Shaacinta magacan cusub ee yaraantiisa loogu yeeri jiray Madaxweynaha Uganda ayaa kusoo aadeysa xilli guddiga doorashada Uganda ay ku dhawaaqeen in musharraxiinta u tartameyso doorashada 2021-ka laga doonayo in magacyadooda ay waafaqsan yihiin kuwa ku qoran shahaadooyinka waxbarashada.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/africa.cgtn.com\/2020\/10\/12\/ugandas-leader-museveni-adopts-childhood-name\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni, ayaa wax ka badal ku sameeyay magaciisa rasmiga ah ee loo yaqaanay, waxa uuna Madaxweynaha hada magaciisa kusoo kordhiyay magac yaraantiisii loo bixiyay. Madaxweynaha ayaana hada kusoo daray magaciisa \u2018Tibuhaburwa\u2019 oo micno ahaan marka la fasiro luqada \u201dRunyankore\u201d noqoneysa \u201cQofka aan qaadan talada ama la sixi karin\u201d magacan ayaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151697,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151696","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni, ayaa wax ka badal ku sameeyay magaciisa rasmiga ah ee loo yaqaanay, waxa uuna Madaxweynaha hada magaciisa kusoo kordhiyay magac yaraantiisii loo bixiyay. Madaxweynaha ayaana hada kusoo daray magaciisa \u2018Tibuhaburwa\u2019 oo micno ahaan marka la fasiro luqada \u201dRunyankore\u201d noqoneysa \u201cQofka aan qaadan talada ama la sixi karin\u201d magacan ayaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-13T07:17:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-13T07:19:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/\",\"name\":\"Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-13T07:17:52+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-13T07:19:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg\",\"width\":700,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni, ayaa wax ka badal ku sameeyay magaciisa rasmiga ah ee loo yaqaanay, waxa uuna Madaxweynaha hada magaciisa kusoo kordhiyay magac yaraantiisii loo bixiyay. Madaxweynaha ayaana hada kusoo daray magaciisa \u2018Tibuhaburwa\u2019 oo micno ahaan marka la fasiro luqada \u201dRunyankore\u201d noqoneysa \u201cQofka aan qaadan talada ama la sixi karin\u201d magacan ayaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-13T07:17:52+00:00","article_modified_time":"2020-10-13T07:19:16+00:00","og_image":[{"width":700,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/","name":"Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg","datePublished":"2020-10-13T07:17:52+00:00","dateModified":"2020-10-13T07:19:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Museveni3.jpg","width":700,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-uganda-oo-wax-ka-badaley-magaciisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynaha Uganda oo wax ka badalay magaciisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151696"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151696"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151696\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151700,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151696\/revisions\/151700"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151697"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151696"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151696"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151696"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}