{"id":151707,"date":"2020-10-13T13:01:41","date_gmt":"2020-10-13T10:01:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151707"},"modified":"2020-10-13T13:01:41","modified_gmt":"2020-10-13T10:01:41","slug":"daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151708\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg\" alt=\"\" width=\"760\" height=\"641\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg 760w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe-300x253.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe-696x587.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe-498x420.jpg 498w\" sizes=\"(max-width: 760px) 100vw, 760px\" \/>Taliyihii hore ee nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo wareysi siiyey Telefishinka Universal ayaa ka hadlay xaalada HirShabelle iyo doorashooyinka maamulkaasi.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe ayaa sheegay in HirShabelle oo ka yar maamullada kale ee dalka ay hadda joogto meel ka hooseyso sidii lagu dhisay 2016-kii, wuxuuna tilmaamay inay isku biirsadeen daruufo adag, sida ammaanka, fatahaadaha, khilaafaad iyo horey u socod la\u2019aan.<\/p>\n<p>Taliyihii hore ee NISA ayaa soo hadal qaaday dooda ka taagan doorashada HirShabelle, gaar ahaan kursiga madaxweynaha, isagoo hoosta ka xariiqay in markii horeba aan is-ogol lagu dhisin HirShabelle, balse madaxweynaha la siiyey Hiiraan iyo caasimadana Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in mar-weliba ay muhiim tahay in la dhowro waxa ay dadku heshiis ku yihiin ama doorasho lagu kala baxo.<\/p>\n<p>\u201cAnigu ma aaminsani in kursiga reer hebel u sun-tanyahay, laakiin waxaan aamin-sanahay dadku inuu ku heshiiyo ama doorasho inuu wax ku kala helo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Mar wax laga weydiiyey sababta ay kursiga madaxweynaha isku laheysiineyo beesha uu ka soo jeedo ee Xawaadle ayaa wuxuu ku jawaabay \u201cDadka hadda Xawaadle wax ka tabanaayo waxaa la rabaa in iyaga naftooda haddii ay run sheegayaan Raadiyaha inay ka qeyliyaan maahinee ama ay ka doodaan maahinee waa walaalahood inta ay u yeertaan inay ugar dhigtaan, haddii xittaa ay is fahmi waayaan dad u kala gar-qaadi kara oo dhex-dhexaadin kara ayaa jira,\u201d<\/p>\n<p>Siyaasiga Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo hadalkiisa sii wata ayaa carabka ku dhuftay in dhibaatada ugu daran ay ka socota dhanka dowladda federaalka, isaga oo ku eedeeyey inay iska horkeeneyso dhinacyada hadda isku haya doorashada HirShabelle.<\/p>\n<p>\u201cMeeshaan dowladda ayaa dadka isku direyso saaxibkey Mahad Salaad ayaa wuxuu dhihi jiray waxbaa la\u2019isku qataaraa sidii ay ahaan jirtay oo Ahlu Sunna iyo Xaaf la\u2019isku qataaray, Axmed Madoobe iyo Team-kiisa la\u2019isku soo qataaray oo kale waaye,\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Dhinaca kale taliyihii hore nabad-sugida ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha maamulka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare, wuxuuna tilmaamay inuu rakaato ku jiro, islamarkaana uu dhexda u galay madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe, guddoomiyaha baarlamaanka, Sheekh Cismaan Barre Maxamed iyo Fahad Yaasiin, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cWaare waa nin sida aad la socoto jiis ah lugtuu ka jiran yahay mo\u2019ogiyee tan kale Cali Guudlwaawe nin la yiraahdo, Sheekh Cismaan Barre iyo fahad yaasiin ayaa geed ku xirtay oo nin argagixiso lagu hayo waaye,\u201d ayuu markale yiri Mr. Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sii raaciyey \u201cNinkaas niman la yiraahdo Nabad iyo Nolol ayaa sida sheydaankii biyo la ag-fadhiyo Cali Guudlaawe iyo ninka baarlamaanka joogana bistoolad ayey madaxa uga haayaan marka nin xoreyn u baahan waaye,\u201d<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu shaaca ka qaaday in HirShabelle ay u baahan tahay bad-baado, iyo hogaamiye ay kalsooni ku qabaan shacabka labada gobol oo samata bixin kara.<\/p>\n<p>\u201cQof kasta oo imaanayo meeshaas waxaa muhiim ah kalsoonida shacabka inuu heysto,\u201d ayaa hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyey.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo haatan khilaaf xoogan uu hareeyey doorashada HirShabelle, iyada oo muddo xileedkiina uu ka dhamaaday madaxda sare ee maamulkaasi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KqF_Y7POMbg\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo wareysi siiyey Telefishinka Universal ayaa ka hadlay xaalada HirShabelle iyo doorashooyinka maamulkaasi. Sanbaloolshe ayaa sheegay in HirShabelle oo ka yar maamullada kale ee dalka ay hadda joogto meel ka hooseyso sidii lagu dhisay 2016-kii, wuxuuna tilmaamay inay isku biirsadeen daruufo adag, sida ammaanka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151708,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii hore ee nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo wareysi siiyey Telefishinka Universal ayaa ka hadlay xaalada HirShabelle iyo doorashooyinka maamulkaasi. Sanbaloolshe ayaa sheegay in HirShabelle oo ka yar maamullada kale ee dalka ay hadda joogto meel ka hooseyso sidii lagu dhisay 2016-kii, wuxuuna tilmaamay inay isku biirsadeen daruufo adag, sida ammaanka, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-13T10:01:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"760\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"641\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/\",\"name\":\"DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-13T10:01:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg\",\"width\":760,\"height\":641},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran - Wardoon","og_description":"Taliyihii hore ee nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo wareysi siiyey Telefishinka Universal ayaa ka hadlay xaalada HirShabelle iyo doorashooyinka maamulkaasi. Sanbaloolshe ayaa sheegay in HirShabelle oo ka yar maamullada kale ee dalka ay hadda joogto meel ka hooseyso sidii lagu dhisay 2016-kii, wuxuuna tilmaamay inay isku biirsadeen daruufo adag, sida ammaanka, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-13T10:01:41+00:00","og_image":[{"width":760,"height":641,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/","name":"DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg","datePublished":"2020-10-13T10:01:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Sanbalooshe.jpg","width":760,"height":641},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-waa-nin-jiis-ah-oo-lugta-kaxiran\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Waare waa nin jiis ah oo lugta kaxiran"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151707"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151707"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151709,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151707\/revisions\/151709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151708"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}