{"id":151713,"date":"2020-10-13T19:49:46","date_gmt":"2020-10-13T16:49:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151713"},"modified":"2020-10-13T19:49:46","modified_gmt":"2020-10-13T16:49:46","slug":"deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/","title":{"rendered":"Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151714\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png\" alt=\"\" width=\"799\" height=\"540\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png 799w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15-300x203.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15-768x519.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15-696x470.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15-621x420.png 621w\" sizes=\"(max-width: 799px) 100vw, 799px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda ciidamada ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Deeqow Caliyow Kuusow, oo kamid ahaa raggii ka qeyb qaatay weerarkii Hotel Madiina Ex. Cascasay ee magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Deeqow Kuusow, oo magaciisa afgarashadu ahaa Muhaajir islamarkaana sheegay inuu yahay 19 jir, ayaa la qabtay isagoo dhaawac ah, xili uu ka dhex dagaalamayey gudaha huteelkaasi oo Al-Shabaab weerar ka geysteen 12-kii bishii July ee sanadkii hore ee 2019.<\/p>\n<p>Deeqow oo hadda naafo ah ayaa maanta lagu riday xakun dil toogasho ah, sida uu ku dhawaaqay guddoomiye ku xigeenka Maxkamdda cidamada qalabka sida ee Jubbaland, Bashiir Maxamuud Xareed.<\/p>\n<p>Ka hor inta aysan maxkamaddu xukunka ku ridin Kuusow ayaa iska fogeeyay qeybo kamid ah eedeymaha loo haysto, inkasta oo uu qirtay inuu kamid ahaa dagaalyahanadii Al-Shabaab ee fuliyay weerarkaasi.<\/p>\n<p>Kuusow ayaa sheegay in saraakiisha Shabaabku ay soo qaldeen, islamarkaana ay siiyeen macluumaad been ah oo la xiriira bartilmaameedkooda weerarka ay ka fuliyeen huteelkaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxay idhaheen ninka shabaabka duqeeya ee diyaaradaha kiciya huteelkaas ayuu degan yahay, markaas dad ajnabi ah inay joogaan ayaa la iga dhigay. Haddaan sidaa hadda wax u ogahay u ogaan lahaa maba gali laheyn,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Deeqow ayaa waxa uu kamid ahaa afar dagaalame oo weerar ku qaaday huteelkaasi oo xiligaasi ku sugnaayeen siyaasiyiin iyo qurbo-joog badan.<\/p>\n<p>Weerarkaasi ayaa waxaa sanadkii hore ku dhintay 26 qof, halka ay ku dhaawacmeen 56 qof oo kale oo kamid ahaa dadkii ku sugnaa huteelkaasi.<\/p>\n<p>Waxaana kamid ahaa dadkii ku dhintay weerarkaasi bahalnimada ahaa Hodan Naaleeye oo ahayd wariye ka faaloota arrimaha bulshada iyo saygeedii oo horay u soo noqday wasiirka ganacsiga Jubbaland, Jaamac C\/raxmaan Fariid.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa inta badan dhalinyarada ay u adeegsaneyso weerarada iyo qaraxyada uga been sheegta bartilmaameedka ay ka leedahay, sida soo ifbaxeysay muddooyinkii dambe.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/TbanCaq9IJY\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Deeqow Caliyow Kuusow, oo kamid ahaa raggii ka qeyb qaatay weerarkii Hotel Madiina Ex. Cascasay ee magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland. Deeqow Kuusow, oo magaciisa afgarashadu ahaa Muhaajir islamarkaana sheegay inuu yahay 19 jir, ayaa la qabtay isagoo dhaawac ah, xili uu ka dhex dagaalamayey gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Deeqow Caliyow Kuusow, oo kamid ahaa raggii ka qeyb qaatay weerarkii Hotel Madiina Ex. Cascasay ee magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland. Deeqow Kuusow, oo magaciisa afgarashadu ahaa Muhaajir islamarkaana sheegay inuu yahay 19 jir, ayaa la qabtay isagoo dhaawac ah, xili uu ka dhex dagaalamayey gudaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-13T16:49:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"799\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/\",\"name\":\"Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2020-10-13T16:49:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png\",\"width\":799,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Deeqow Caliyow Kuusow, oo kamid ahaa raggii ka qeyb qaatay weerarkii Hotel Madiina Ex. Cascasay ee magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland. Deeqow Kuusow, oo magaciisa afgarashadu ahaa Muhaajir islamarkaana sheegay inuu yahay 19 jir, ayaa la qabtay isagoo dhaawac ah, xili uu ka dhex dagaalamayey gudaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-13T16:49:46+00:00","og_image":[{"width":799,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/","name":"Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png","datePublished":"2020-10-13T16:49:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-15.png","width":799,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deeqow-caliyow-kuusow-oo-xukun-dil-ah-lagu-riday-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deeqow Caliyow Kuusow oo xukun dil ah lagu riday +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151713"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151715,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151713\/revisions\/151715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151714"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}