{"id":151716,"date":"2020-10-14T11:14:47","date_gmt":"2020-10-14T08:14:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151716"},"modified":"2020-10-14T11:15:58","modified_gmt":"2020-10-14T08:15:58","slug":"ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/","title":{"rendered":"Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151718\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg 750w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1-300x172.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1-696x399.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Waxaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka degtay diyaarad sida Ciidamo Cusub oo ka tirsan ka tirsan dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Gorgor.<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa markii ka gaareen Garoonka diyaaradaha Doolow waxaa halkaas kusoo dhaweeya Taliyaha Ciidanka nabadasugida iyo Sirdoonka Qaranka ee degmadaas Cabdullaahi Cumar Cilmi iyo Saraakiil kale.<\/p>\n<p>Ciidankan oo dowladda Soomaaliya geeysay Gedo ayaa kusii wajahan Magaalada Ceel-waaq iyo Balad-xaawo gaar ahaan xuduudka Soomaaliya iyo Kenya oo dhawaan dowladda Federaalka ay Ciidamo hor leh halkaas ku daabushay.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya ayaa soo sheegaya in Ciidanka gaaray Doolow ayaa yihiin kuwo la doonayo in xoojiyo kuwa haatan ku sugan xuduudka Soomaaliya iyo Kenya, isla markaana ay kamid noqdaan Ciidanka halkaas jooga.<\/p>\n<p>Sawirro laga soo qaaday Ciidamada ka degay Magaalada Doolow ayaa muujinayay inay aad u hubeysan yihiin Ciidanka, isla markaana ay wataan hubka noocyadiisa kala duwan, iyagoona Saldhigyo ka sameeyn doona goobta loogu tala-galay in la geeyo<\/p>\n<p>Si kastaba dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa horey degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo u geeysay Ciidamo farabadan, kuwaasi oo dagaal adeg la galay Wasiirka amniga Jubbaland, sidoo kalena Gobolka ka wada howlgal lagu xaqiijinayo amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka degtay diyaarad sida Ciidamo Cusub oo ka tirsan ka tirsan dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Gorgor. Ciidanka ayaa markii ka gaareen Garoonka diyaaradaha Doolow waxaa halkaas kusoo dhaweeya Taliyaha Ciidanka nabadasugida iyo Sirdoonka Qaranka ee degmadaas Cabdullaahi Cumar Cilmi iyo Saraakiil kale. Ciidankan oo dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151718,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka degtay diyaarad sida Ciidamo Cusub oo ka tirsan ka tirsan dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Gorgor. Ciidanka ayaa markii ka gaareen Garoonka diyaaradaha Doolow waxaa halkaas kusoo dhaweeya Taliyaha Ciidanka nabadasugida iyo Sirdoonka Qaranka ee degmadaas Cabdullaahi Cumar Cilmi iyo Saraakiil kale. Ciidankan oo dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-14T08:14:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-14T08:15:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/\",\"name\":\"Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-14T08:14:47+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-14T08:15:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo - Wardoon","og_description":"Waxaa Goordhow Garoonka diyaaradaha Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka degtay diyaarad sida Ciidamo Cusub oo ka tirsan ka tirsan dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Gorgor. Ciidanka ayaa markii ka gaareen Garoonka diyaaradaha Doolow waxaa halkaas kusoo dhaweeya Taliyaha Ciidanka nabadasugida iyo Sirdoonka Qaranka ee degmadaas Cabdullaahi Cumar Cilmi iyo Saraakiil kale. Ciidankan oo dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-14T08:14:47+00:00","article_modified_time":"2020-10-14T08:15:58+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/","name":"Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-10-14T08:14:47+00:00","dateModified":"2020-10-14T08:15:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Cidan-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-hor-leh-oo-lageeyay-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo Hor Leh Oo lageeyay Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151716"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151716"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151719,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151716\/revisions\/151719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151718"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}