{"id":151726,"date":"2020-10-14T15:33:23","date_gmt":"2020-10-14T12:33:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151726"},"modified":"2020-10-14T15:33:23","modified_gmt":"2020-10-14T12:33:23","slug":"jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151727\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"800\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig-1068x712.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Maxamuud Yaasiin oo ahaa jilaa caan ah oo aad loo jeclaa ayaa ku dhintay gudaha waddanka Masar, waxa uuna magac weyn ku lahaa dunida Carabta oo dhan waxa uu ku geeriyooday da\u2019da 79 sano.<\/p>\n<p>Waxa uu ahaa xiddig rug caddaa ah oo ku wanaagsan sameynta Aflaanta iyo majaajiladda.<\/p>\n<p>Sanadkii 1942-dii ayuu ku dhashay magaalada Port Said, ka hor inta uusan noqon Jilaa wuxuu bartay sharciga, hase-ahaatee kuma uusan shaqeyn.<\/p>\n<p>Hase-ahaatee xirfadda jilaanimada ayuu ku biiray sanadkii 1960-dii , sida lagu qoray wargeysyada kasoo baxa Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar.<\/p>\n<p>Maxamed Yaasiin wuxuu dowr jilliin ah ku lahaa in ka badan 150 film , halka 60 musalsallo telefashinno ka baxay uu ka qeyb-qaatay. Taas ayaa dhaxal siisay inuu caan ka noqdo gudaha waddanka Masar.<\/p>\n<p>Geeridiisa ayaa waxaa aad uga tacsiyeynaya bulshada Carabta, waxayna ku tilmaamayaan \u201cinuu yahay qof aad loo jeclaa oo ay ciidda qarin doonto\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamuud Yaasiin oo ahaa jilaa caan ah oo aad loo jeclaa ayaa ku dhintay gudaha waddanka Masar, waxa uuna magac weyn ku lahaa dunida Carabta oo dhan waxa uu ku geeriyooday da\u2019da 79 sano. Waxa uu ahaa xiddig rug caddaa ah oo ku wanaagsan sameynta Aflaanta iyo majaajiladda. Sanadkii 1942-dii ayuu ku dhashay magaalada Port [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151726","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxamuud Yaasiin oo ahaa jilaa caan ah oo aad loo jeclaa ayaa ku dhintay gudaha waddanka Masar, waxa uuna magac weyn ku lahaa dunida Carabta oo dhan waxa uu ku geeriyooday da\u2019da 79 sano. Waxa uu ahaa xiddig rug caddaa ah oo ku wanaagsan sameynta Aflaanta iyo majaajiladda. Sanadkii 1942-dii ayuu ku dhashay magaalada Port [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-14T12:33:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-14T12:33:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Maxamuud Yaasiin oo ahaa jilaa caan ah oo aad loo jeclaa ayaa ku dhintay gudaha waddanka Masar, waxa uuna magac weyn ku lahaa dunida Carabta oo dhan waxa uu ku geeriyooday da\u2019da 79 sano. Waxa uu ahaa xiddig rug caddaa ah oo ku wanaagsan sameynta Aflaanta iyo majaajiladda. Sanadkii 1942-dii ayuu ku dhashay magaalada Port [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-14T12:33:23+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/","name":"Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg","datePublished":"2020-10-14T12:33:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Mahmoud_Yasin_gig.jpg","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jilaagii-caanka-ahaa-ee-maxamuud-yaasiin-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jilaagii caanka ahaa ee Maxamuud Yaasiin oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151726"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151726"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151728,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151726\/revisions\/151728"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151727"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}