{"id":151752,"date":"2020-10-15T21:27:21","date_gmt":"2020-10-15T18:27:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151752"},"modified":"2020-10-15T21:27:37","modified_gmt":"2020-10-15T18:27:37","slug":"daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas, kadib muddo uu ku sugnaa magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Cali Guudlaawe oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar ayaa sheegay in go\u2019aanka uu yahay in doorashada maamulka Hir-Shabeelle ay waqtigeeda ku dhici doonto, isagoo ugu baaqay cid kasta oo tabasho qabta inay timaado Jowhar.<\/p>\n<p>\u201cSidaad ogtihiinba waqtigii afata sano ahaa ee Hir-Shabeelle waa gaba-gabo, qaabkii Hir-Shabeelle cusub loo aas-aasi lahaa ayaan ugu maqnaa Muqdisho,\u201d ayuu yiri Cali Guudlaawe.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in intii uu joogay Muqdisho inuu la-tashiyo kala duwan la sameeyay dhinacyada kala ah, dowladda federaalka, siyaasiyiinta reer Hir-shabeelle iyo duubabka dhaqanka, isla markaana ay isla qaateen inay \u2018lagama maarmaan tahay in Hir-Shabeelle cusub sida ugu dhaqsaha badan loo dhiso.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan dhinacyadaas waxaan isla qaadanay in Hir-Shabeelle la dhiso, waqtigeeda lagu dhiso, dastuurkeedana lagu dhiso,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray Cali Guudlaawe madaxweyne ku xigeenka maamulka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Cali Guudlaawe ayaa la sheegay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Hir-Shabeelle, afarta sano ee soo socota, arrintaasna waxaa si adag uga soo hor jeestay beesha Xawaadle.<\/p>\n<p>Beesha Xawaadle ayaa ku doodeysa in markii la aas-aasaayey Hir-Shabeelle afar sano ka hor lagu heshiiyay in madaxweynaha maamulkaas uu mar kasta ka yimaado beeshooda, isla markaana ay caasimadda qaadato beesha Abgaal oo ay Jowhar ahaato.<\/p>\n<p>Madaxda dowladda federaalka ayaa la aaminsanyahay inuu taageero ka helaayo Cali Guudlaawe, waxaana qaar ka mid ah siyaasiyiinta beesha Xawaadle lagu qanciyay inay Jowhar tagaan oo wax ka bilaabaan dhismaha maamulka cusub ee Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/82hNVEiK4Io\" width=\"955\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas, kadib muddo uu ku sugnaa magaalada Muqdisho. Cali Guudlaawe oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar ayaa sheegay in go\u2019aanka uu yahay in doorashada maamulka Hir-Shabeelle ay waqtigeeda ku dhici doonto, isagoo ugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151753,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151752","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas, kadib muddo uu ku sugnaa magaalada Muqdisho. Cali Guudlaawe oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar ayaa sheegay in go\u2019aanka uu yahay in doorashada maamulka Hir-Shabeelle ay waqtigeeda ku dhici doonto, isagoo ugu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-15T18:27:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-15T18:27:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-16.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"730\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"530\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-16.png\",\"datePublished\":\"2020-10-15T18:27:21+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-15T18:27:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-16.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-16.png\",\"width\":730,\"height\":530},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaas, kadib muddo uu ku sugnaa magaalada Muqdisho. Cali Guudlaawe oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar ayaa sheegay in go\u2019aanka uu yahay in doorashada maamulka Hir-Shabeelle ay waqtigeeda ku dhici doonto, isagoo ugu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-15T18:27:21+00:00","article_modified_time":"2020-10-15T18:27:37+00:00","og_image":[{"width":730,"height":530,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-16.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/","name":"DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-16.png","datePublished":"2020-10-15T18:27:21+00:00","dateModified":"2020-10-15T18:27:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-16.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-16.png","width":730,"height":530},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cali-guudlaawe-doorashada-hirshabeele-waqtigeeda-ayay-ku-dhacaysaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cali Guudlaawe \u201cDoorashada Hirshabeele waqtigeeda ayay ku dhacaysaa\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151752"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151752"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151752\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151755,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151752\/revisions\/151755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151753"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151752"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151752"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151752"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}