{"id":151791,"date":"2020-10-17T11:42:20","date_gmt":"2020-10-17T08:42:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151791"},"modified":"2020-10-17T11:42:20","modified_gmt":"2020-10-17T08:42:20","slug":"rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/","title":{"rendered":"RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151711\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png\" alt=\"\" width=\"757\" height=\"524\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png 757w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14-300x208.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14-100x70.png 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14-218x150.png 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14-696x482.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14-607x420.png 607w\" sizes=\"(max-width: 757px) 100vw, 757px\" \/>Aqalka madaxtooyada ee Villa Somalia, waxaa habeenimadii xalay kulan ku yeeshay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo guddoomiyaha golaha shacabka Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.<\/p>\n<p>Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa madaxda ka qaybgashay ay diiradda ku saareen magacaabista golaha xukuumadda Soomaaliya oo aan la magacaabin tan iyo markii Xildhibaanada Golaha Shacabka Codka kalsoonida ah siiyeen Maxamed Rooble.<\/p>\n<p>Warar ayaa sheegaya in ra\u2019iisul wasaare Rooble uu muddo 48 saac gudohood ah ku magacaabayo golaah wasiirkada isla markaana ay socdaan qorshayaashii ugu dambeeyay ee loogu dhawaaqayo golaha.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in suura-gal ay tahay in 50% xubnaha qaar ee Xukuumaddii Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre ay soo laaban doonaan, halka inta kalena ay noqon doonaan shaqsiyaad ku cusub masraxyada siyaasadda.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu dambeeyey waxaa si aad ah laysugu hayey xubnaha kamid noqon doona golaha wasiirada ee ka soo jeeda deegaamada Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana si gaar ah arrintaas isugu hayay Guddoomiye Mursal iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqalka madaxtooyada ee Villa Somalia, waxaa habeenimadii xalay kulan ku yeeshay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo guddoomiyaha golaha shacabka Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa madaxda ka qaybgashay ay diiradda ku saareen magacaabista golaha xukuumadda Soomaaliya oo aan la magacaabin tan iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151711,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151791","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aqalka madaxtooyada ee Villa Somalia, waxaa habeenimadii xalay kulan ku yeeshay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo guddoomiyaha golaha shacabka Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa madaxda ka qaybgashay ay diiradda ku saareen magacaabista golaha xukuumadda Soomaaliya oo aan la magacaabin tan iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-17T08:42:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"757\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"524\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/\",\"name\":\"RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png\",\"datePublished\":\"2020-10-17T08:42:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png\",\"width\":757,\"height\":524},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub - Wardoon","og_description":"Aqalka madaxtooyada ee Villa Somalia, waxaa habeenimadii xalay kulan ku yeeshay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble iyo guddoomiyaha golaha shacabka Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulankaan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa madaxda ka qaybgashay ay diiradda ku saareen magacaabista golaha xukuumadda Soomaaliya oo aan la magacaabin tan iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-17T08:42:20+00:00","og_image":[{"width":757,"height":524,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/","name":"RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png","datePublished":"2020-10-17T08:42:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Capture-14.png","width":757,"height":524},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rw-rooble-oo-goordhaw-magacaabaya-wasiiradiisa-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"RW Rooble oo goordhaw magacaabaya wasiiradiisa cusub"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151791"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151791"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151791\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151792,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151791\/revisions\/151792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151711"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151791"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151791"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151791"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}