{"id":151908,"date":"2020-10-21T11:15:52","date_gmt":"2020-10-21T08:15:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151908"},"modified":"2020-10-21T11:20:13","modified_gmt":"2020-10-21T08:20:13","slug":"guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/","title":{"rendered":"Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151910\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/>Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan wareegto ku kala diray guddiga iskaashatooyinka gobolka, kadib markii lagu eedeeyey inay ku milmeen ururka Al-Shabaab, sida lagu sheegay wareegtada.<\/p>\n<p>Maamulka gobolka oo wareegtadan soo saaray Isniintii ayaa dhamaan lamaha kala duwan ee ammaanka ku wargeliyay kala dirista xubnahan lagu eedeeyay inay gacan saar la yeedheen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa wareegtadaan digniin lix qodob ah loogu diray qof kasta oo si un u taageera Al-Shabaab ama u gacan siiya, iyadoo laamaha amnigu ay si isku mid ah ula dagaalami doonaan qofkaas iyo Al-Shabaab, waxayna kala yihiin qodobadaas.<\/p>\n<p>1 \u2013 Qofkii ku taageera dhaqaale.<br \/>\n2 \u2013 Qofkii u kireeya guri ama ka kireysta gurigiisa.<br \/>\n3 \u2013 Qofkii ka iibiya gaari ama u ogolada garaashkiisa.<br \/>\n4 \u2013 Qofkii la wadaaga xog ama xiriir oo dhan kala sameeya gudaha caasimadda Muqdisho.<br \/>\n5 \u2013 Qofkii dhiira-geliya Al-Shabaab ama fidiya dacaayadda ay u baahanyihiin.<br \/>\n6 \u2013 iyo qodobka u dambeeya oo ah qofkii ku dhiira geliya dhalinyarada inay ku biiraan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Saalax Xasan Cumar (Saalax Dheere) ayaa warbaahinta u akhriyey wareegtadan, waxuuna sheegay in dhawaan uu maamulka gobolka Banaadir soo magacaabi doono guddi cusub oo iskaashatooyinka gaadiidleyda gobolka Banaadir ah, kaas oo hey\u2019adaha ammaanka ay si joogto ah baaritaan u marsiin doonaan.<\/p>\n<p>Hoos ka Daawo<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAfhayeenkaGobolkaBenaadir%2Fvideos%2F632968154060397%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"515\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan wareegto ku kala diray guddiga iskaashatooyinka gobolka, kadib markii lagu eedeeyey inay ku milmeen ururka Al-Shabaab, sida lagu sheegay wareegtada. Maamulka gobolka oo wareegtadan soo saaray Isniintii ayaa dhamaan lamaha kala duwan ee ammaanka ku wargeliyay kala dirista xubnahan lagu eedeeyay inay gacan saar la yeedheen Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151908","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan wareegto ku kala diray guddiga iskaashatooyinka gobolka, kadib markii lagu eedeeyey inay ku milmeen ururka Al-Shabaab, sida lagu sheegay wareegtada. Maamulka gobolka oo wareegtadan soo saaray Isniintii ayaa dhamaan lamaha kala duwan ee ammaanka ku wargeliyay kala dirista xubnahan lagu eedeeyay inay gacan saar la yeedheen Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-21T08:15:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-21T08:20:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/\",\"name\":\"Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-21T08:15:52+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-21T08:20:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin - Wardoon","og_description":"Maamulka gobolka Banaadir ayaa dhawaan wareegto ku kala diray guddiga iskaashatooyinka gobolka, kadib markii lagu eedeeyey inay ku milmeen ururka Al-Shabaab, sida lagu sheegay wareegtada. Maamulka gobolka oo wareegtadan soo saaray Isniintii ayaa dhamaan lamaha kala duwan ee ammaanka ku wargeliyay kala dirista xubnahan lagu eedeeyay inay gacan saar la yeedheen Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-21T08:15:52+00:00","article_modified_time":"2020-10-21T08:20:13+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/","name":"Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg","datePublished":"2020-10-21T08:15:52+00:00","dateModified":"2020-10-21T08:20:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/iskaashatooyinka-gobolka-banaadi.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-iskaashatooyinka-oo-la-ogaaday-in-ay-al-shabaab-katirsan-tihiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga iskaashatooyinka oo la ogaaday in ay Al-Shabaab katirsan tihiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151908"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151908"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151912,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151908\/revisions\/151912"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151910"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}