{"id":151913,"date":"2020-10-21T11:27:07","date_gmt":"2020-10-21T08:27:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151913"},"modified":"2020-10-21T11:27:07","modified_gmt":"2020-10-21T08:27:07","slug":"garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/","title":{"rendered":"Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151914\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"225\" height=\"225\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg 225w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/>Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho xalay lagu dilay mas\u2019uul ka tirsanaa dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ku sugnaa bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Dilka oo ay fuliyeen kooxo hubeysan ayaa waxaa loo geystay kaaliye ka tirsanaa maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Puntland.<\/p>\n<p>Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Garyaqaan Maxamed Maxamuud Cabdi oo ku magac dheeraa (Jaamuus), sida ay xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in marxuumka toogasho lagu dilay, xilli uu ku sugnaa agagaarka hoyga uu ka dagan yahay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in kooxihii ka dambeeyey falkaasi ay goobta isaga baxsadeen dhacdada kadib.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Garoowe oo gaaray meesha ay wax ka dhaceen ayaa baaritaano kooban ka sameeyey halkaasi, balse ma jiro weli wax faah faahin oo saraakiisha ciidamadu ay ka bixiyeen dilkaasi iyo howl-gallada daba socday intaba.<\/p>\n<p>Garoowe ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca falal liddi ku ah amniga, waxaana muddooyinkii la soo dhaafay howl-gallo ka waday ciidamada ammaanka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho xalay lagu dilay mas\u2019uul ka tirsanaa dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ku sugnaa bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Dilka oo ay fuliyeen kooxo hubeysan ayaa waxaa loo geystay kaaliye ka tirsanaa maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Puntland. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151914,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151913","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho xalay lagu dilay mas\u2019uul ka tirsanaa dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ku sugnaa bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Dilka oo ay fuliyeen kooxo hubeysan ayaa waxaa loo geystay kaaliye ka tirsanaa maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Puntland. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-21T08:27:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/\",\"name\":\"Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-21T08:27:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe - Wardoon","og_description":"Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho xalay lagu dilay mas\u2019uul ka tirsanaa dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ku sugnaa bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Dilka oo ay fuliyeen kooxo hubeysan ayaa waxaa loo geystay kaaliye ka tirsanaa maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Puntland. Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-21T08:27:07+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/","name":"Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg","datePublished":"2020-10-21T08:27:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/download-1-1.jpg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/garyaqaan-jaamuus-oo-lagu-toogtay-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Garyaqaan (Jaamuus) oo lagu toogtay Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151913"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151913"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151913\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151915,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151913\/revisions\/151915"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151914"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151913"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151913"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151913"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}