{"id":151949,"date":"2020-10-22T12:40:13","date_gmt":"2020-10-22T09:40:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=151949"},"modified":"2020-10-22T12:40:13","modified_gmt":"2020-10-22T09:40:13","slug":"daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/","title":{"rendered":"Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-151950\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1708\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC-300x250.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC-1024x854.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC-768x641.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC-1536x1281.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC-696x580.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC-1068x891.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC-504x420.jpg 504w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyey dukumiinti ay ku qorantahay hantidii uga burburtay weerarkii 17-kii bishii December ee sanadkii 2017-kii ay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ku qaaday xarunta xisbiga Wadajir.<\/p>\n<p>Dukumiintigaas ayaa madaxda dowladda federaalka lala wadaagay toddoba maalin kadib markii uu dhacay weerarkaas 24-kii isla bishaas December 2017-kii, balse Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in weli aysan wax mag dhaw ah ka helin dowladda madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan ayaa wareysi uu dhawaan siiyey TV-ga Dalsan waxa uu ku sheegay in weerarkaas ay ku waayeen hanta ku dhaw nus milyan dollar, markii laga reebo khasaarihii nafeed ee ka dhashay.<\/p>\n<p>Dukumiintigu waxa uu soo bandhigay magacyada qaar ka mid ah qalabkii ku burburay weerarkii ka dhacay xarunta xisbiga Wadajir, xilli habeen ah seddax sano ka hor, waxaana ka mid ah.<\/p>\n<p>Gaari aan xabbadu karin oo jooga $85,000.<br \/>\nApple Mac Computer<br \/>\nGalaxy Mobile<br \/>\n3-Suud, 4-Surwaal, 7-Shaati<br \/>\nHugo Boss Perfume [Cadar].<br \/>\nHard Disk<br \/>\nLaptop Surface pro 4<br \/>\nIphone 6+<br \/>\nGalaxy 9<br \/>\n$35,000 (lacag cadaan ah)<br \/>\n11.British Passport<br \/>\n12.Apple Disktop<br \/>\n13.2 Ookiyaal<\/p>\n<p>Xubnaha hantida ugu badan ay weerarkaas uga burburtay, sida ka muuqata dukumiintigan waxaa ka mid ah, Cabdinaasir Geelle Cilmi oo hadda ka tirsan golaha wasiirrada maamulka Galmudug, kaas oo lacag dhan 172,000 oo dollar oo dhul uu ku gadan rabay ku waayey weerarkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxaa uga maqan weerarkaas hanta dhan 85000 oo dollar, sida ku cad dukumiintiga lasoo bandhigay.<\/p>\n<p>Shadoor Xaaji Shadoor oo ka mid ah xubnaha xisbiga Wadajir ayaa sida lagu shaaciyey dukumiintigan waxaa isna ka maqan oo weerarkaas uu ku waayey hanta dhan 37,200 oo dollar.<\/p>\n<p>Sidoo kale dadka weerarkaas hantida badan ku waayey ee warbixintan lagu soo bandhigay waxaa kamid ah Cabdisalaan Guuleed oo mar Taliye ka soo noqday hey\u2019adda Nabad sugidda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in weerarkaas oo dhacay xilli saqdhexe ah lagu dilay lix qof oo midi haweeney tahay, kuwaas oo dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo lagu eedeeyey inay \u2018kabahoodii ku duugtay, meydkoodiina u diiday ehelladoodii\u2019.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka Daawo warbixin ku saabsan<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-4UtFTCYJFk\" width=\"860\" height=\"484\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyey dukumiinti ay ku qorantahay hantidii uga burburtay weerarkii 17-kii bishii December ee sanadkii 2017-kii ay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ku qaaday xarunta xisbiga Wadajir. Dukumiintigaas ayaa madaxda dowladda federaalka lala wadaagay toddoba maalin kadib markii uu dhacay weerarkaas 24-kii isla bishaas December 2017-kii, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":151950,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-151949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyey dukumiinti ay ku qorantahay hantidii uga burburtay weerarkii 17-kii bishii December ee sanadkii 2017-kii ay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ku qaaday xarunta xisbiga Wadajir. Dukumiintigaas ayaa madaxda dowladda federaalka lala wadaagay toddoba maalin kadib markii uu dhacay weerarkaas 24-kii isla bishaas December 2017-kii, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-22T09:40:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1708\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/\",\"name\":\"Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-22T09:40:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1708},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay - Wardoon","og_description":"Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa shaaciyey dukumiinti ay ku qorantahay hantidii uga burburtay weerarkii 17-kii bishii December ee sanadkii 2017-kii ay dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ku qaaday xarunta xisbiga Wadajir. Dukumiintigaas ayaa madaxda dowladda federaalka lala wadaagay toddoba maalin kadib markii uu dhacay weerarkaas 24-kii isla bishaas December 2017-kii, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-22T09:40:13+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1708,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/","name":"Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg","datePublished":"2020-10-22T09:40:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/CC.jpg","width":2048,"height":1708},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdiraxmaan-cabdishakuur-oo-saxaafada-u-bandhigay-hantidii-gurigiisa-laga-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo saxaafada u bandhigay hantidii gurigiisa laga dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151949"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=151949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":151951,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/151949\/revisions\/151951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/151950"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=151949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=151949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=151949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}