{"id":152087,"date":"2020-10-25T21:53:22","date_gmt":"2020-10-25T18:53:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152087"},"modified":"2020-10-25T21:53:22","modified_gmt":"2020-10-25T18:53:22","slug":"daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa xukuntay in la musaafuriyo wiil caan ka ah baraha bulshada oo muddo ku dhaw laba bilood ah, halkaas ugu xirnaa sabab la xiriirta muuqaal uu duubay.<\/p>\n<p>Maxkamadda waxey maanta bilaal ku riday xukun ah in muddo 48-saac ah uu uga baxo deegaanada Somaliland, waxaana laga soo musaafurin doonaa magaalada Hargeysa iyadoo lagu celin doono magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Bilaal Bulshaawi wuxuu ku eedeysnaa inuu u gafay Somaliland kadib markii uu maqaaxi ku taala magaalada Hargeysa ka dalbaday shaax lagu sameeyay midabka calanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhawaan ayey aheyd markii gabar ka tirsan bulshada Somaliland ay maamulka Somaliland ka codsatay in lasii daayo iyadoo la joogo xaflad ay lagu abaalmarinayay Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere) oo ahaa duuliyihii sanadkii 1988 iska diiday inuu duqeeyo gobollada waqooyi ee Soomaliya.<\/p>\n<p>Codsigaas kadib ayuu wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ballan qaaday in lasii deyn doono wiilka xiran, waxaana maanta lagu maxkamadeeyay magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Bilaal Bulshaawi waxaa saacadaha soo socda la filayaa in lagu soo celiyo magaalada Muqdisho oo ay ehelkiisa ku nool yahiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsaabtv%2Fvideos%2F993350717806624%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa xukuntay in la musaafuriyo wiil caan ka ah baraha bulshada oo muddo ku dhaw laba bilood ah, halkaas ugu xirnaa sabab la xiriirta muuqaal uu duubay. Maxkamadda waxey maanta bilaal ku riday xukun ah in muddo 48-saac ah uu uga baxo deegaanada Somaliland, waxaana laga soo musaafurin doonaa magaalada Hargeysa iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152088,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa xukuntay in la musaafuriyo wiil caan ka ah baraha bulshada oo muddo ku dhaw laba bilood ah, halkaas ugu xirnaa sabab la xiriirta muuqaal uu duubay. Maxkamadda waxey maanta bilaal ku riday xukun ah in muddo 48-saac ah uu uga baxo deegaanada Somaliland, waxaana laga soo musaafurin doonaa magaalada Hargeysa iyadoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-25T18:53:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Bulshaawi-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"835\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"618\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Bulshaawi-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-25T18:53:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Bulshaawi-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Bulshaawi-1.jpg\",\"width\":835,\"height\":618},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo - Wardoon","og_description":"Maxkamadda magaalada Hargeysa ayaa xukuntay in la musaafuriyo wiil caan ka ah baraha bulshada oo muddo ku dhaw laba bilood ah, halkaas ugu xirnaa sabab la xiriirta muuqaal uu duubay. Maxkamadda waxey maanta bilaal ku riday xukun ah in muddo 48-saac ah uu uga baxo deegaanada Somaliland, waxaana laga soo musaafurin doonaa magaalada Hargeysa iyadoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-25T18:53:22+00:00","og_image":[{"width":835,"height":618,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Bulshaawi-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/","name":"DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Bulshaawi-1.jpg","datePublished":"2020-10-25T18:53:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Bulshaawi-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Bulshaawi-1.jpg","width":835,"height":618},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-bilal-bulshawi-oo-looqabtay-in-24-saac-hargaysa-uga-baxo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Bilal Bulshawi oo looqabtay in 24 saac Hargaysa uga baxo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152087"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152089,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152087\/revisions\/152089"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152088"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}