{"id":152117,"date":"2020-10-26T15:27:15","date_gmt":"2020-10-26T12:27:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152117"},"modified":"2020-10-26T15:27:15","modified_gmt":"2020-10-26T12:27:15","slug":"akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/","title":{"rendered":"Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay sharuudaha laga doonayo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi ee xilalka ka qabta dowlada federaalka ee doonaya in ay tagaan deegaanada uu ka arimiyo maamulkooda.<\/p>\n<p>War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay in muwaadin kasta oo kasoo jeeda Somaliland uu tagi karo deegaanada maamulka marka uu iska casilo xilka uu ka hayay DF uuna raali galin ka bixiyo dambigii uu gelay.<\/p>\n<p>\u201c Muwaadin kasta ee Reer Soomaalland oo Qaranka iyo ummadda ka galay dambi, xilna ka qabtay dowladda Federaalka waxaa kaliya ee lagu saamixi karaa markii uu fagaaro ka cadeeyo in uu iska casilay xilkii kana laabtay fikirkii midnimada Soomaaliya kuna cadeeyo qoraal iyo cod ayaa lagu yiri\u201d Qoraalka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliland.<\/p>\n<p>Hadalkan kasoo baxay Somaliland ayaa kusoo aadaya xili Madaxweyne Muuse Biixi uu cafis u fidiyay Ra\u2019isul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte oo iska casilay kursiga Xildhibaanimo si uu Hargeysa ugu tago aabihiis oo xanuunsan.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Somaliland<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152118\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"957\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland-218x300.jpg 218w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland-305x420.jpg 305w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay sharuudaha laga doonayo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi ee xilalka ka qabta dowlada federaalka ee doonaya in ay tagaan deegaanada uu ka arimiyo maamulkooda. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay in muwaadin kasta oo kasoo jeeda Somaliland uu tagi karo deegaanada maamulka marka uu iska casilo xilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152118,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152117","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay sharuudaha laga doonayo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi ee xilalka ka qabta dowlada federaalka ee doonaya in ay tagaan deegaanada uu ka arimiyo maamulkooda. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay in muwaadin kasta oo kasoo jeeda Somaliland uu tagi karo deegaanada maamulka marka uu iska casilo xilka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-26T12:27:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"957\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/\",\"name\":\"Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-26T12:27:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg\",\"width\":696,\"height\":957},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto - Wardoon","og_description":"Maamulka Somaliland ayaa soo bandhigay sharuudaha laga doonayo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanadaasi ee xilalka ka qabta dowlada federaalka ee doonaya in ay tagaan deegaanada uu ka arimiyo maamulkooda. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa lagu sheegay in muwaadin kasta oo kasoo jeeda Somaliland uu tagi karo deegaanada maamulka marka uu iska casilo xilka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-26T12:27:15+00:00","og_image":[{"width":696,"height":957,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/","name":"Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg","datePublished":"2020-10-26T12:27:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Somland.jpg","width":696,"height":957},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-sharuudaha-laga-doonayo-qofkii-muqdisho-kasooshaqaysta-ee-doonaya-inuu-hargaysa-kulaabto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso sharuudaha laga doonayo qofkii Muqdisho kasooshaqaysta ee doonaya inuu Hargaysa kulaabto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152117"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152117"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152117\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152119,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152117\/revisions\/152119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152118"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152117"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152117"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152117"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}