{"id":152382,"date":"2020-10-31T13:25:44","date_gmt":"2020-10-31T10:25:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=152382"},"modified":"2020-10-31T13:26:15","modified_gmt":"2020-10-31T10:26:15","slug":"soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/","title":{"rendered":"Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-152385\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jigjiga.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jigjiga.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jigjiga-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jigjiga-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jigjiga-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jigjiga-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/Jigjiga-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/>Dagaal kasoo cusboonaaday xuduuda Soomaalida Itoobiya iyo Canfarta ayaa waxaa lagu dilay 27 qof, iyadoo dagaalkaasi uu salka ku haayo muran xuduudeed.<\/p>\n<p>War kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in 27 qof ay ku dhinteen dagaalkaasi oo dib ugu qarxay deegaanada xuduuda ay ku muransan yihiin Soomaalida iyo Canfarta.<\/p>\n<p>Dagaalka qowmiyadaha wada dega ee Soomalida iyo Canfarta ayaa salka ku haya muran dhinaca xudduudaha oo muddo dheerba soo jiitamayay, iyadoo marar badan oo hore sidan oo kale dagaalo uga dhaceen xadka labada dhinac ee Ismaamulka.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Soomaalida Itoobiya oo lagu magacaabo Cali Bedel ayaa sheegay in 27 qof ee la dilay ay ka danbeeyeen maleeshiyo kasoo jeeda deegaanka Canfarta.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu xilka qabtay ra\u2019iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxaa waxaa dalka Itoobiya ka dilaacay dagaalo qabiil oo ku saleysan muranka dhulka iyo awooda.<\/p>\n<p>Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ee madaxweyne Mustafa ayaa buriyay ama laalay heshiis maamulkii ka horreeyay ee madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar uu la galay maamulka gobolka Canfarta ee dalkaasi oo uu ku wareejiyay dhul ay Soomaalida leedahay, heshiiskaasi oo dowladda dhexe ay taageereysay, loona arko dhibaatada xiligaan taagan in ay u sabab tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal kasoo cusboonaaday xuduuda Soomaalida Itoobiya iyo Canfarta ayaa waxaa lagu dilay 27 qof, iyadoo dagaalkaasi uu salka ku haayo muran xuduudeed. War kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in 27 qof ay ku dhinteen dagaalkaasi oo dib ugu qarxay deegaanada xuduuda ay ku muransan yihiin Soomaalida iyo Canfarta. Dagaalka qowmiyadaha wada dega ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":152383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-152382","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaal kasoo cusboonaaday xuduuda Soomaalida Itoobiya iyo Canfarta ayaa waxaa lagu dilay 27 qof, iyadoo dagaalkaasi uu salka ku haayo muran xuduudeed. War kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in 27 qof ay ku dhinteen dagaalkaasi oo dib ugu qarxay deegaanada xuduuda ay ku muransan yihiin Soomaalida iyo Canfarta. Dagaalka qowmiyadaha wada dega ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-10-31T10:25:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-10-31T10:26:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/maxresdefault-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/\",\"name\":\"Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/maxresdefault-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-10-31T10:25:44+00:00\",\"dateModified\":\"2020-10-31T10:26:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/maxresdefault-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/maxresdefault-2.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay - Wardoon","og_description":"Dagaal kasoo cusboonaaday xuduuda Soomaalida Itoobiya iyo Canfarta ayaa waxaa lagu dilay 27 qof, iyadoo dagaalkaasi uu salka ku haayo muran xuduudeed. War kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in 27 qof ay ku dhinteen dagaalkaasi oo dib ugu qarxay deegaanada xuduuda ay ku muransan yihiin Soomaalida iyo Canfarta. Dagaalka qowmiyadaha wada dega ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-10-31T10:25:44+00:00","article_modified_time":"2020-10-31T10:26:15+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/maxresdefault-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/","name":"Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/maxresdefault-2.jpg","datePublished":"2020-10-31T10:25:44+00:00","dateModified":"2020-10-31T10:26:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/maxresdefault-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/10\/maxresdefault-2.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaalida-iyo-cafarta-oo-dagaal-ka-dhex-qarxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaalida iyo Cafarta oo dagaal ka dhex qarxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152382"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=152382"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152382\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":152386,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/152382\/revisions\/152386"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/152383"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=152382"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=152382"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=152382"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}